Madaxweyne dekada Berbera waxay baahi wayn u qabtaa maareye karti leh

0
Wednesday June 05, 2013 - 13:01:54 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne dekada Berbera waxay baahi wayn u qabtaa maareye karti leh

    caliCali oo ka fikiraaye siduu muqdisho uga anbabixi lahaa ____Cagafyadu iska sii horaysiiyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

caliCali oo ka fikiraaye siduu muqdisho uga anbabixi lahaa ____Cagafyadu iska sii horaysiiyey
Madaxweyne dekada Berbera waxay baahi wayn u qabtaa maareye karti leh

caliCali oo ka fikiraaye siduu muqdisho uga anbabixi lahaa ____Cagafyadu iska sii horaysiiyey


(Ilaah baa deeqda baxshee hadii layga caydhiyo Berbera mareeray gaadhi maaye____Waxaan maal gashanayaa muqdisho !!!!

Gobolku waa gobolka saaxil goobtu waa dekadii berbera waxaa mudooyinkii u danbe isa soo tarayey adeega iyo dhaqdhaqaaqa lagu diciifinayo dekada Berbera ,waxaan wax ka tilmaami doonaa xogo qarsoon iyo heshiisyo qarsoodiya oo uu maarey cali kula jiro dawlada somaliya ee uu hogaamiye xassan culusaw .Hada waxa kasoo wareegtay intii uu maareye cali hayey xilka dekada ilaa sanad iyo dheeraad ,waxa uu dekada ka tagay iyada oo dumaysa waxaanu kusoo noqday iyada oo intaas oo mashruuc lagu soo kordhiyey ,waxa ayaan daraa mudadaa sanadka iyo dheeraadka ah ee uu hayey runi alay taqaanaayee kamuu qaban wax wax ku oola aan ahay laba caterpillar kontiinarada qaada iyo masajid guulwada nimo awgeed uu Madaxwaynaha ugu magacdaray .Hadaan usoo daadago mawduucayga guud iyo siraha qarsoon ee uu maareye xoor xoor ku gardaaqlaynayo ,waxaa marag madoona inuu si toosa ugu deeqaygobolka banaadir la yidhaahdo Hamigiisu waxa weeyi hadii dekada loo garan waayo inuu ka daadago muqdisho


caasiamadiisuna tahay muqdisho Laba caga cagaf oo waawayn intiina shaashadaha la socotana aad ka aragtaan iyada oo ay xashiish ka ururinayaan degomooyinka muqdisha ku yaala sida (Karaan ,huriwaa ,xaafada hodan ) waxa shacabka muqdisho kuu cadaynayaan intii ehelkoodu joogtaa kasoo warami doontee inay dheega kaga dhagsanayeen labadaa cagaf cagaf magaca Berbera port oo run ahaantii laga iibiyey magaalada dubai uuna iibiyey mukhalaska dekada Berbera usoo iibiya qalabkay u baahato magaciisana la yidhaahdo(Cali dhubato)

2.Waxa kaloo jira xidhiidh toosa uu la leeyahay wasiirka arimaha diabda soomaliya foosiya yusuf xaaji aden oo special uu habeenkii la hadlo sacadaha danbe kalana hadlo lanbarkiisii hore ee ahaa 4268686 sirtaana aan ka helay askarta ilaalisa foosiya .

3.Waxa kaloo xidhiidh googasa uu la leeyahay madaxwayne xassan culusaw oo ay foosiya isku xidhay isla markaana ay ka codsadeen inuu usoo gudbiyo Labad bug ee tacriifada badeecadaha iyo tooxinta xoolaha lagu qiimeeyo (port charge assessment &Goods assessment ),waxa kaloo uu berbera ka diray shaqaalihii tababarayey sida xoolaha loo raro sida geela gaar ahaan nin la yidhaahdo (giijiye )warkaasu waxa uu yaala dubai

isagoo shaki badan ka qaba hadii dekada laga qaado inaanu si xora unoolaan Karin isla markaan meesha qudha ee uu ku noolaan karaa waa banaadirtaa aan ab iyo issirba garanaynine ,taasina waxay tilmaamysaa ducufnimo nin deegaankiisi ku noolaan wayay wax badan ayaa ka khaldan . iyada oo ay u dheertahay in lagu diray dadka ehelkiisaa ah ee waxa qabsada ama fikirsaxa ku socda ta guud marka laga yimaado waxa tusaale kuugu filan labada nine e dad ugu dhaw sida uu colaadiyo (indheer garad cawil sugule &Axmed Yusuf)

Halka uu kala qaybinta iyo colaad alooska uu ka wado gobolka guud ahaanba uuna la xintamayo rag yar yar oo caruurtiisa laaleeg ,kana taageerayo dad jaabajaaba ah oo haybtooda la garanaynin oo caawa Tlevishanada aan ka daawanayey ,islamarkaan aan bulshada berebra waxba ka ahayn halkaasna laga fahmi karaayo inuu col hortii sii jabay mar haduu (shaadh iyo tuulo )yidhi badhasaabka difaaca

Hadal iyo dhamaan waxaan hadalkayga kusoo koobayaa inaan maqaalo wax ku oola aan idiin soo gudbin doona oo cadaym badan wata sida lacagaha uu dubai ka diro inu diro xamar

Prepared: Abdikadir Yool

London UK

Phone: 00447904496566



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured