Wakiilka ugu sareeya Banggiga Aduunka dalalka Somaliland iyo Somalia oo maanta booqasho iyo bogaadin ku soo gaadhay Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL

0
Thursday June 07, 2018 - 22:19:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1351
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wakiilka ugu sareeya Banggiga Aduunka dalalka Somaliland iyo Somalia oo maanta booqasho iyo bogaadin ku soo gaadhay Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL

    Wakiilka ugu sareeya Banggiga Aduunka dalalka Somaliland iyo Somalia oo maanta booqasho iyo bogaadin ku soo gaadhay Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakiilka ugu sareeya Banggiga Aduunka dalalka Somaliland iyo Somalia oo maanta booqasho iyo bogaadin ku soo gaadhay Hay'adda Shaqaalaha Dawladda JSL
Wakiilka ugu sareeya Banggiga Aduunka  dalalka Somaliland iyo Somalia oo maanta booqasho iyo bogaadin ku soo gaadhay Hay’adda Shaqaalaha Dawladda JSL 

Subaxnimadii saaka waxaa booqasho iyo bogaadin ku soo gaadhay hay’adda shaqaalaha dawladda wakiilka banggiga aduunka ee dalalka Somaliland iyo Somalia Mr Hugh Riddell oo ay wehelinayaan saraakiil sar sare oo ka socota banggiga aduunka iyo sida oo kale agaasimaha guud ee qorshaynta iyo horumarinta qaranka Md Cabdirashiid I. Cabdiraxmaan. 


- Intii kulanku socday ayaan uga xaal waranay xogta iyo xaalka dhinacyada is-kaashi ee banggiga aduunka iyo sida oo kale hay’adda shaqaalaha dawladda.
- Mr Hugh Riddell ayaa dhinaciisa bogaadiyey hawshaa baaxada badan ee hay’adda shaqaalaha dawladdu qaranka u hayso iyo sida xirfada iyo xikmada leh ee ay u wada shaqeeyaan labada dhinac isaga oo  u  rajeeyey mustaqbal wanaagsan iyo wada shaqayn tolmoon.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured