Siyaasiyad Rooda Axmed Yaasin oo Dar-daaran Culus u Gunuday Shacabka, Siyaasiyiinta, aqoonyahanka Gobolka Saaxil, "..Berberi halka xanuunaysa iyadu horta haysla garato". Rooda Axmed Yaasin

0
Tuesday June 05, 2018 - 22:35:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1293
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasiyad Rooda Axmed Yaasin oo Dar-daaran Culus u Gunuday Shacabka, Siyaasiyiinta, aqoonyahanka Gobolka Saaxil, "..Berberi halka xanuunaysa iyadu horta haysla garato". Rooda Axmed Yaasin

    Siyaasiyad Rooda Axmed Yaasin oo Dar-daaran Culus u Gunuday Shacabka, Siyaasiyiinta, aqoonyahanka Gobolka Saaxil, "..Berberi halka xanuunaysa iyadu horta haysla garato". Rooda Axmed Yaasin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiyad Rooda Axmed Yaasin oo Dar-daaran Culus u Gunuday Shacabka, Siyaasiyiinta, aqoonyahanka Gobolka Saaxil, "..Berberi halka xanuunaysa iyadu horta haysla garato". Rooda Axmed Yaasin
Berbera(Xogreebnews)-Siyaasiyadda caanka ah ee Rooda Axmed Yaasin oo ka tirsan Xisbiga tallada haya ee Kulmiye, ayaa shacabka reer Saaxil ugu baaqday in loo midooba danta guud ee gobalka, waxanay ka digtay in lagu kala qaybsamo xuquuq ka maqan dadka jilicsan, iyadoo dadka wax dhaliilana ee gobolkana ay kula talisay in waxay dhaliilayaan ahaado wax dadka jilicsan iyo danta guud ee dalka wax ka taraya.
Teeda kale, Siyaasiyad Rooda Axmed Yaasin waxay fariinteeda ku sheegtay in aanay reer Berbera aqoon meesha bugta ee xanuunsanaysaa, hase-yeeshee ay guruub-guruub u kala socoto, intaa ay sidaas tahayna aanay waxba u soconayn, sidoo kale waxay shacabka gobolka Saaxil ugu baaqday inaanay ku guurin Siyaasin dano leh, sidaasna waxay ku sheegtay qoraal ay ku baahisay barteeda Facebook, qoraalkaas oo u dhigan sidan. 


"..Berberi halka xanuunaysa iyadu horta haysla garato cidna iyadoo maagin dawladna maamulka aqoon yahanka waxa is waydiiya bahida  gobolka degmada  haddii kale mida kala cabaareeyo haddii iska raaciyo midna difaaco waxaa loo arkayaa kooxaysi dantii umada jilic sanina luntay wllo tinimo waxii jira uga hadla baahiyaha gobolku way badan yihiin wada sheega laydka biyahuna way ugu horeeyaan".


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured