Magaalada Berbera oo Caawa Gashay Xaalad Adag, Roobab Dabaylo Wata ka Da'aya, Laydhkii oo la Bakhtiiyey iyo Xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo oo laga yaacay...

0
Saturday May 19, 2018 - 00:43:46 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3400
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Magaalada Berbera oo Caawa Gashay Xaalad Adag, Roobab Dabaylo Wata ka Da'aya, Laydhkii oo la Bakhtiiyey iyo Xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo oo laga yaacay...

    Magaalada Berbera oo Caawa Gashay Xaalad Adag, Roobab Dabaylo Wata ka Da'aya, Laydhkii oo la Bakhtiiyey iyo Xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo oo laga yaacay...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Magaalada Berbera oo Caawa Gashay Xaalad Adag, Roobab Dabaylo Wata ka Da'aya, Laydhkii oo la Bakhtiiyey iyo Xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo oo laga yaacay...

Berbera(Xogreebnews)- Sida uu kusoo waramaayo Wariye Cabdiraxmaan Cige oo Ku sugan Magaaladda Berbera oo lasoo xidhiidhay Shabakada Xogreebnews, ayaa sheegay inay ilaa caawa magaalada ka da'aayey Roobab Mahiigaano ah oo wata Dabaylo xad-dhaafa.

Iyaddoo masuuliyiinta gobolkuna dadka aad uga soo daad-guraynaaya xaafadaha Daaroole iyo Barwaaqo.

Sidoo kale wariyahayaga gobolka Cabdiraxmaan Cige waxa magaalada ka go"an Laydhkii oo La bakhtiiyey, taasoo dhib labaad Ku keenay baatida magaalada Ku nool.

 

Teeda kale, waxa La xidhay Wadooyin badan oo leh Bulaacado ag Mara.

Ilaa Hada wax dhibaato ah oo xeebaha Somaliland ka dhacay ma jiraan hase yeeshee roobka oo aan wax dabayla wadanin ayaa ka da,aayay xebaha Somaliland waxse isha lagu hayaa baraha roobka iyo qaabku uu udayo iyada oo xaafadaha magaalada Berbera gaar ahaan kuwa xaga bada xiga ay maamulada degmada iyo Gobolka Saaxil kulamo wacyigalina La Yeesheen si looga digtoonaado roobka iyo hadiiba ay dabaylo duufaani yimaadaan.

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured