Somaliland Dal Dagaalo Badani ku Socdaan... Dagaalka Xabada Waxa ka Xun Kan Shidaalka ee Shirkadaha Haamuhu Cadowga Lugta Lagugu Qabanaayo.....

0
Wednesday May 16, 2018 - 22:57:23 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1512
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland Dal Dagaalo Badani ku Socdaan... Dagaalka Xabada Waxa ka Xun Kan Shidaalka ee Shirkadaha Haamuhu Cadowga Lugta Lagugu Qabanaayo.....

    Somaliland Dal Dagaalo Badani ku Socdaan... Dagaalka Xabada Waxa ka Xun Kan Shidaalka ee Shirkadaha Haamuhu Cadowga Lugta Lagugu Qabanaayo.....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland Dal Dagaalo Badani ku Socdaan... Dagaalka Xabada Waxa ka Xun Kan Shidaalka ee Shirkadaha Haamuhu Cadowga Lugta Lagugu Qabanaayo.....
Sida aynu ka warqabno dalku wuxuu galay xaalad dagaal oo taxadir badan loo baahan , dalku iskama celin karo dagaalo dhinacyo badan ka soo wajaha dagaalada jira ka ugu sahlani waa ka xabada  ka ugu qadhaadhina waa ka ay  ku hayaan shirkadaha shidaalka iyo hantida umada ku bahoobay aan mililicno xaalada dagaalka ee shirkadanahani ku hayaan wadanka waxaynu ka warhaynaa in wadanku lahaa qorshe iyo masuuliyad dhinaca shidaalka ah oo kayd qaranku leeyahay haamaha shidaalka ku jiri jiray lama taabtaan ah kaasoo loogu talo galay marka wadanku galo xaalad dagaal in la isticmaalo, shirkadihii la wareegay haamaha shidaalkii waxay ku shubeen shidaalkii xabagta ahaa ee ay dalka ku cameeyeen shidaalkii meesha yaalayna wada xabad buu noqday maanta ma jirto gaadiidkaa dagaalamaya iyo kuwii  loogu gurman lahaa wax shidaal ahoo lagu shubaa , waana qorshe loogu talogalay in wadanka lagu qabsado , ayaandarada kasii daran baarlamaankiina waabay u sii cusboonaysiiyeen ragii waxaan geystay, khasaaraha gaadiid ee ay geysteen shirkadahaasi waxaa kasii daran inay ku talo jiraan in wadanka dhamaantiis gaxanta lagu dhigo.


Haddaba maxaa la gudboon bulshada mar haddii baarlamaankii sidaa yeelay dawlad wax ka qabataana aanay meeshaba oolin miyaanay ahayn in bulshadu ku qamaanto qawlaysadan dhiig miiradka ah ee aan diirka naxa lahayn.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured