Daawo Xogreeb Tv: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May, Hanjabaad Culusna U Diray Maamulka Puntland

0
Tuesday May 15, 2018 - 16:31:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1138
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May, Hanjabaad Culusna U Diray Maamulka Puntland

    Daawo Xogreeb Tv: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May, Hanjabaad Culusna U Diray Maamulka Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Xuska 18 May, Hanjabaad Culusna U Diray Maamulka Puntland

Hargeysa (Xogreebnews.com ):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay dabaal dega xuska 18 May ayaa waxa uu ka Hadley dagaalkii saaka Deegaanka Tukaraq ku dhex maraaya Ciidamada Somaliland iyo kuwa maamul goboleedka Puntland.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxa uu ku hanjabey in ciidamada Puntland ay u dhigi doonan casharkii ay Somaliland u dhigtey dawlada Maxamed Siyaad Bare.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured