Dhisme Dhowr Dabaq ah oo Magaalada Hargeysa uga Socda Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde...

0
Saturday April 28, 2018 - 21:11:17 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1746
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhisme Dhowr Dabaq ah oo Magaalada Hargeysa uga Socda Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde...

    Dhisme Dhowr Dabaq ah oo Magaalada Hargeysa uga Socda Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhisme Dhowr Dabaq ah oo Magaalada Hargeysa uga Socda Xoghayaha Dawladda Hoose ee Berbera Cabdikariin Aadan Cadde...
Hargeysa(Xogreebnews)  - Magaaladda Hargeysa ayaa waxa uu Guri laba Dabaq ahi uga socdaa Xoghayaha Fulinta Dawladda Hoose ee Magaaladda Berbera Cabdikariin Aadan Cadde.
Dhismahan oo ku dhaw dhamaad ayaa waxa uu ka socdaa Degmada Axmed Macalin Haaruun Ee Barriga Magaaladda Hargeysa.
In Kasta oo Uu Xoghaye Cabdikariin Aadan Cadde uu degan Yahay Magaaladda Berbera, hadana waxa muddo kooban oo uu xilkaasi hayay uu u noqonayaa Gurigani mid kii ugu horeeyay ee Magaaladd Hargeysa Ka dhistay.
Ilo wareedyo u dhuun Daloola dhaqdhaqaaqyadda Xoghayaha Dawladda Hoose ee Magaaladda Berbera ayaa sheegaya in uu sidoo kale hanti isugu jirta dhul iyo
guryoba ku leeyahay Xoghaye Cabdikariin Magaaladda Berbera.
in kasta oo xisbiga Kulmiye Wakhtigii uu u loolamayay Doorashada Madaxtooyadda isla balamihii ay codka shacabka ka bedeleen jireen ay ka mid ahaayeen sidii wax looga qaban lahaa musuqmaasuqa ayaa hadana waxa ay tani sii luminaysaa Kalsoonidii ay shacabku qabeen Xukuumadda Talada haysa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured