Marxuum Cigaal Iyo Muuse Biixi (TANI WAA KA DHUR LUFOOY Iyo KADARA U MAGAC BIXIN)

0
Sunday April 22, 2018 - 00:53:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Marxuum Cigaal Iyo Muuse Biixi (TANI WAA KA DHUR LUFOOY Iyo KADARA U MAGAC BIXIN)

    Marxuum Cigaal Iyo Muuse Biixi (TANI WAA KA DHUR LUFOOY Iyo KADARA U MAGAC BIXIN)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marxuum Cigaal Iyo Muuse Biixi (TANI WAA KA DHUR LUFOOY Iyo KADARA U MAGAC BIXIN)
Sida aynu ka dhaxalay Madaxweyneyaashii hore ee ruug cadaaga ahaa waxaa dhici jirtay marka uu ku dhawaaqo golihiisa wasiirada isagaa qiimayn jiray oo kefed iyo miisaan saari jiray  dabadeed maxsuulka usoo baxa ayuu umada u sheegi jiray.
tusaale waxaynu u soo qaadanaynaa Maxed X. Ibraahin Cigaal markuu dawladiisii ku dhawaaqay ayuu wuxuu raaciyey inay golihiisa wasiirada ee uu ku dhawaaqay aanay ahayn xul ee ay xal yihiin, waxaad ogsoontihii raga uu sheegay waxay ahaayeen siilaanyo, fagadhe, gees , cllahi Maxed ducaale iyo kuwo kale la meeqaam ahaa ragaas , sida caadiga ah dadkuna way qiimeeyaan, waxan xasuustaa marku ku dhawaaqay madaxweyne siilaanyo golihiisii wasiirada ee hore bulshadu waxay ku qiimaysay inay 70%  ay yihiin wasiiro u qalma boosishan loo magacaabay, waxaa iyana xusid mudan madaxweyne muuse oo in badan bulshadu lahayd xaga dal iyo dad aqoonka wuxuu soo dhisi doonaa gole wasiiro oo aynu ah kuwii wadanka yar ee cadadawlmay sabato bixin lahaa, ayaa golihiisii wasiiradu ay noqdeen waxan loo fadhiyin, xitaa qiimayntii waa laga daayey  ilaa iminkana xaalku waa kadhur luufoy & midhaan loo fadhiyin bage kii la rogaaba kii kale ka daran.
Haddaba arrintani waxay amakaag ku riday bulshadii muxaafid iyo Mucaaridba ninkaad aragtaa wuxuu leeyahay maxaa khaldamay iyo allaw riyo ka dhig, waxan hadalkayga ku soo afmeerayaa ninkii qiimaynta dawladan garanayaa hasoo gudbiyo.
W/Q
Farxaan Cali Liiban.
Hargeysa/Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured