Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha oo Xaliyey Khilaafkii Kala Irdheeyey Wasiirka Warfaafinta iyo Shaqaalaha Wasaaradaas. Madal lagu soo afjaray Khilaafkii....

0
Thursday April 19, 2018 - 18:53:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha oo Xaliyey Khilaafkii Kala Irdheeyey Wasiirka Warfaafinta iyo Shaqaalaha Wasaaradaas. Madal lagu soo afjaray Khilaafkii....

    Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha oo Xaliyey Khilaafkii Kala Irdheeyey Wasiirka Warfaafinta iyo Shaqaalaha Wasaaradaas. Madal lagu soo afjaray Khilaafkii....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha oo Xaliyey Khilaafkii Kala Irdheeyey Wasiirka Warfaafinta iyo Shaqaalaha Wasaaradaas. Madal lagu soo afjaray Khilaafkii....
Waxaa maanta si gobonimo badan u soo gebo-gaboobay khilaaf kooban oo ka dhex jiray Madaxda iyo tiro kamida Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta.
-Iyada oo mudooyinkii u dambeeyey Hay’adda Shaqaalaha Dawladdu ku hawlanayd dhamaystirka khilaafkaas kooban isla markaana dedaal ugu jirtay bilowga bog cusub oo sharcigu sal u  yahay ayaa maanta arinkaasi ku soo dhamaaday guul iyo qaranimo.  


-Waxaan ku adkaynay ku dhaqanka  sharciga, ixtiraamka dhexdooda  iyo ilaalinta milgaha iyo haybada dawladnimada 
-Waxaa tallaabo loo qaaday dhanka hufnaanta  iyadoona  lagu ballamay laab xaadhan iyo shaqo sharaf le
-Ma jirto cid gaar u guulaysatay waxaase maanta guulaystay SHARCIGA , waxaana muuqatay in hay’adaha dawladdu dhexdooda wax dhamaysan karaan 
-Waxaa hubaal ah in qof walba qaldamo waxaase sharaf ah in qiraal kadib lagu qanco oo qalbiga la isku furo.
-Waxaan u mahadcelinayaa Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo si waayeelnimo badan ka muuqato arinkaas aan galnay noola dhameeyey isa markaana qalbi iyo gacmo furan ku soo dhaweeyey shaqaalihii mudooyinkii u dambeeyey ka maqnaa hawl maalmeedkoodii shaqo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured