"Haddii Aan Ahaan Lahaa Sacad Cali Shire Maanta Waan Iscasili Lahaa, Dadkana Cafis Baan Waydiisan Lahaa" Prof Cabdi Cali Jaamac.

"Haddii Aan Ahaan Lahaa Sacad Cali Shire Maanta Waan Iscasili Lahaa, Dadkana Cafis Baan Waydiisan Lahaa” Prof Cabdi Cali Jaamac.
Maxaad Yeeli lahayd Haddii aad Tahay Wasiir Sacad Cali Shire oo ay dhacdo Fadeexadan wayni.
———————————————-
Maanta oo kale anigu haddii aan ahaan lahaa Wasiir Sacad Cali Shire,Istiqaalad ayan dhiibi lahaa iyo waliba xaal-marin aan dadka waydiisto cafis; maxaa yeelay waxa dhacday Fadeexaddii Water gate.
Nasiib wanaag Sacad ma ihi sidaas darteed waxan ridanayaa waajibkayga oo ah Sidan :
Waxan halkan ku caddaynayaa maanta laga bilaabo inaan ka noqday r’ayigii teegaarada ahaa ee qaarkood qoraalada ahaayeen ee la xidhiidhay DP Wolrd, maadaama lay marin habaabiyay.
Noolaada
Prof-Abdi Ali Jama
Leave a comment |
|