Jaho-wareer Iyo Xiisado Cakiran oo ka Dhex-taagan Hamaha Kayd Shidaal oo lagu Shubay Shidaal Xun oo Gaadiid Badan Fadhiisiyey....

0
Tuesday April 17, 2018 - 19:39:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Jaho-wareer Iyo Xiisado Cakiran oo ka Dhex-taagan Hamaha Kayd Shidaal oo lagu Shubay Shidaal Xun oo Gaadiid Badan Fadhiisiyey....

    Jaho-wareer Iyo Xiisado Cakiran oo ka Dhex-taagan Hamaha Kayd Shidaal oo lagu Shubay Shidaal Xun oo Gaadiid Badan Fadhiisiyey....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jaho-wareer Iyo Xiisado Cakiran oo ka Dhex-taagan Hamaha Kayd Shidaal oo lagu Shubay Shidaal Xun oo Gaadiid Badan Fadhiisiyey....
Muddo Sadex Todabaad Ah Waxa Jahawareer Soo Wajahay Dadka Watta Baaburta Yaryar Ee Patrolka Ah Kadib Markii Uu Shidaal Xabaglahi Soogalay Kaalmaha Shidaalka Iibiya Ee Kuyaala Gobolada Somaaliland Gaar Ahaana Aan Ku Arkay Magaalada Berbera Oo Wakhtigan Aan Kusuganay,Gaadhiga Ayaa Marka Shidaalkaasi Uu Kudhaco Waxa Uu Bilaabayaa Hashkad Iyo ISbakhtiin,Waxaana Xusid Muddan In Waxkhtigan Ay Yaalaan Geereshayada Kala Duwan Ee Ee Kuyaala Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil,Halka Ay Wadhanyahiin Oo Qaarkood Laga Soo Jiiday Waddooyinka Bari Iyo Galbeed Uga Baxa Magaalada Berbera ,dhanka Kale Dadka Igagu Kajilaabta Amaba Kaluunka Kasoo Dabta Bada Somaliland Ayaa Noo Sheegay Inay Xeebaha Kucaarideen Boqolaal Doonyood Iyo Laashash Oo Uu ku Dhacay Baadroolkaa Xumi ,geesta Kalena Dadka Falaanqeeya Ganacsiga Iyo Siyaasada Ayaa Sheegay Inay Maamulka Shirkadaha Dhowaan Lawareegay Kufashilmeen Oo Ay Xal Uwaayeen Inay Xakameeyaan Shidaalka Xabagtale Ee Waddanka Soogalay,Taasi Oo Loo Nisbaynaayo In Shidaalka Halkii Markii Hore Laga Soo Qaadijiray Ee Wadamada Ay Xidhiidhka Lalahaayeen Ay Madnuuceen Maraakiibta Halka Qasafale Ee Gabowday ,Shacbiga Reer Somaaliland Ayaa Iswaydiinaaya Halka Uu Jaan Iyo Cidhib Dhigay Laabkii Uu Madaxwayne Silaanyo Keenay Ee Lacagta Baddani Ku Baxday Halka Uu Maray ,Hadaba Shacbiga Reer Berbera Ayaa Ubalamay Maalinta Beriya Inay Gawaadhidooda Inta Ugu Badan Ee Shidaalkan Xumi Soo Gaadhay Ay Hordhigaan Haamaha Shidaalka Berbera Horteeda Oo Ay Kaga Yimaadaan Kuwaasi Oo Ay Ka Cabanaaya Dhibaada Gawaadhidooda Soo Gaadhay Ee Wakhtigan .



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured