Tuf caleek i dhaha Hadaan Aamina Weris Toobad loo celinin , Hore loo yidhi xasan jigin Bikh. W/Q Farxaan Guuled Warsame

0
Monday April 16, 2018 - 23:08:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tuf caleek i dhaha Hadaan Aamina Weris Toobad loo celinin , Hore loo yidhi xasan jigin Bikh. W/Q Farxaan Guuled Warsame

    Tuf caleek i dhaha Hadaan Aamina Weris Toobad loo celinin , Hore loo yidhi xasan jigin Bikh. W/Q Farxaan Guuled Warsame

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tuf caleek i dhaha Hadaan Aamina Weris Toobad loo celinin , Hore loo yidhi xasan jigin Bikh. W/Q Farxaan Guuled Warsame
in badan ayeynu ka cabanaynay xukuumadii hore aynu odhan jirnay Casaabad baa ina qabsatay , inagoo farta ku fiiqayna koox dumar ahaa oo ka ag dhawaan jiray xaajiyadii madaxweynihii hore , marnaba caqligeena wax ku soo dhacayey may ahayn in Xukuumadaas afar bilood gudahood in lagu tabi doono. dalkuna uu ku dhici doono casaabad casaabad bedeshay , waxay in badani leedahay kuwii hore waxaa ba ku badnaa wasiiro waayo araga oo markay la tashadaan ay ka soo fili jirtay talooyin wax ku ool ahi waxa wax aan marna la filayn inay taladu ku soo ururto daladii Sonyo iyo rakaabkoodii , waxaad arkaysaa oo dadkii talo qabeenka ahaa oo la a cid madax weynaha u soo sheegta inay sugayaan  oo meeha naab ku dhacay iyo ciyaal yaryaroo ku laba jeer noqonaya madaxtooyada, waxaa iminka halhays aad loogu kaftamo noqotay arrinta la soo qaado malaa muuse ma oga ,waxaa loo baahan yahay in madaxweynaha laga furfuro ciyaalkan beel ka xidhay ee aanay cidi aanay iyagu khaliifini aanay food soo gelinayn madaxtoyadii.


Waxaa kasii daran waxaa kaloo lagu xaman jiray wasiiro aan is maqlayn oo midba siduu doono u hadlaayo, waxaad wiigagii ina dhaafay aad arkay Masuuliyiin Masuuliyiin kale oo ay isku dawlad iyo madaxweyne yihiin caayaya, waxaad arkaysay wasiir agaasime guud oo position loo qoray uu wasiirkii arrimaha guduhu diiday oo uu meel kale geeyey , waxaa kuu muuqanaysay qaabkii loo maamulayey sixir bararka ee shirkada telesom ka yeeshay fulintii amaawiirta xukuumada , hadal dhamaan ma dhaliilayo
 madaxweynaha laakiin waxaa dariiqii ka lumiyey kooxdan aan cilmi iyo caqliga ku kordhinayn ee ah halkii wax kasta lagu bislayn lahaa ee madaxweynaha la hor dhigi lahaa wax ishii la dhameeyey oo aan waxba kordhinayn , haddiiba ay sidaa kooxdaasi ku sii wadaan wax kale garan maayey wallee cidlaynu naalaa.
W/Q
Farxaan Guuled Warsame 
Hargeysa/Somaliland.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured