WAA MAANSADII LABAAD IYO SILSILADII DABAGURA EE BILOWGA AHAYD SILSILADAN OO LA KOWSATAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI IYO XUKUUMADIISA GABYO. W/Q. Abbas Ahmed Abbas

0
Monday April 16, 2018 - 20:17:33 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1015
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA MAANSADII LABAAD IYO SILSILADII DABAGURA EE BILOWGA AHAYD SILSILADAN OO LA KOWSATAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI IYO XUKUUMADIISA GABYO. W/Q. Abbas Ahmed Abbas

    WAA MAANSADII LABAAD IYO SILSILADII DABAGURA EE BILOWGA AHAYD SILSILADAN OO LA KOWSATAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI IYO XUKUUMADIISA GABYO. W/Q. Abbas Ahmed Abbas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAA MAANSADII LABAAD IYO SILSILADII DABAGURA EE BILOWGA AHAYD SILSILADAN OO LA KOWSATAY MADAXWEYNE MUUSE BIIXI CABDI IYO XUKUUMADIISA GABYO. W/Q. Abbas Ahmed Abbas
#CUGO BAAN KU LEEYAHAY #
Cugo baan ku leeyahay askariyo
 ciqaabane cudurkiyo haraadkuba
 caguhuba dilaaceen,
Calan sudhatayaa iyo ciilkaanbi
 culataa cugo baan Ku leeyahay,
Cuqubadu marbay ceebkugu 
masruuftaa caynkaagu weecdaa 
cirku kugu cuslaadaa dhulku 
kula coloobaa,
Cowshuba cidlada qaar cidi 
uma ciyaartee ceeryaanta jiiftay
 calafkaba ka goobtaa,
Baqe ina dameeroow ina daahirow
muday halka miidu taalee meerisyada
 xargagani mulaaxdaba ka raadshaan,


Ciirciiri maayee cugo baan Ku leeyahay 
abtirsiima doonoow cuncun aan gudhayniyo,
Cadanyeynta reeraha cidiba kaama badisee cugo baan Ku leeyahay,
Kuma maagin meel qudha miimkayga 
maan duwin casharada cudoonbaan 
ceel kaaga doonaa,
Carcaraafimeyside cirraa caynadiisaa
 cuqdad kugu abuurtoo casharkaaga yaala,
 Nin haduu mirqaamoo maryahaba 
martuuroo cosobkiyo tigaadiyo 
cige diido waayaha,
Cawri kugu hutuqisaa culaan 
Noqotayaabaa cugo baan ku leeyahay,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured