War Deg-deg ah: Boqor Buurmadow oo Galabta Dirqi Kaga Badbaaday In Lagu Xidho Madaarka Hargeysa Iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo ku Guntaday.. .

0
Monday April 16, 2018 - 19:11:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 3889
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Boqor Buurmadow oo Galabta Dirqi Kaga Badbaaday In Lagu Xidho Madaarka Hargeysa Iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo ku Guntaday.. .

    War Deg-deg ah: Boqor Buurmadow oo Galabta Dirqi Kaga Badbaaday In Lagu Xidho Madaarka Hargeysa Iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo ku Guntaday.. .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Boqor Buurmadow oo Galabta Dirqi Kaga Badbaaday In Lagu Xidho Madaarka Hargeysa Iyo Madaxweyne Muuse Biixi oo ku Guntaday.. .
Hargeysa(Xogreebnews)-Ciidamada Sirdoonka Somaliland, ayaa qadar kooban ku Xanibay Madaarka Caasimada Somaliland ee Hargeysa 
Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow), oo kasoo laabtay caleemo saar ka dhacay Puntland.
Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo wareedyo ku sugan Madaarka Caasimada Sonaliland, ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamadu Dib uga laabteen go'aan ay ku rabbeen in Boqorku markuu soo dego ay xabsiga u taxaaban, hase-yeeshee wararka laga helay ilahan ayaa intaa ku daraya in xadhiga boqorka lagu joojiyey amar dambe oo kasoo baxay Madaxweyne Muuse Biixi. 
Ciidamada ayaa sida wararku sheegeen waxa muran ku dhexmaray Boqor Buurmadow oo ay su'aalo ku waydiiyeen.  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured