Mar Hadii Xoghaye Uur-cadde Xilkii Laga qaaday, Xoghayaha guud ee Waddani Waa In Loo Magacaaba Siyaasiga Ruug-cadaaga ah ee Aadan Suldan Cabdiraxmaan....?

0
Saturday April 14, 2018 - 17:15:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mar Hadii Xoghaye Uur-cadde Xilkii Laga qaaday, Xoghayaha guud ee Waddani Waa In Loo Magacaaba Siyaasiga Ruug-cadaaga ah ee Aadan Suldan Cabdiraxmaan....?

    Mar Hadii Xoghaye Uur-cadde Xilkii Laga qaaday, Xoghayaha guud ee Waddani Waa In Loo Magacaaba Siyaasiga Ruug-cadaaga ah ee Aadan Suldan Cabdiraxmaan....?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mar Hadii Xoghaye Uur-cadde Xilkii Laga qaaday, Xoghayaha guud ee Waddani Waa In Loo Magacaaba Siyaasiga Ruug-cadaaga ah ee Aadan Suldan Cabdiraxmaan....?
Hargeysa(Xogreebnews)-Iyadoo Maanta Guddida Fulinta iyo hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani xilkii ka qaaday Xoghayihii laba gardaaqa ahaa ee Xisbiga Maxamed Cabdilahi Uurcada.
Hadaba masuulka keliya ee xilkaa qaban kara xilkaana xaqa u leh,  Siyaasiga Aadan Suldan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye, oo kamida Xubnaha hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani.
Kaasoo buuxi doonaa xilka Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani.
Sidaasi daraadeed waxa waajibku ah hoggaanka sare ee Xisbiga Wadanni iyo guddida fulinta, inay booskaa Xoghayaha guud ay xaq u leeyihiin gobolka Maroodijeex, isla markaana siyaasiga Aadan Suldan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye uu yahay qof u qalma kana soo bixi Kara.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured