Madaxweynaha iyo Maamulka Dekedda Berbera oo ku Qanciyey Ganacsatadii Saluugtay Cashuurta lagu Kordhiyey inay Aqbalaan... Maceeshada aanay Dadka ku Kordhin Karin

0
Saturday April 14, 2018 - 04:09:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha iyo Maamulka Dekedda Berbera oo ku Qanciyey Ganacsatadii Saluugtay Cashuurta lagu Kordhiyey inay Aqbalaan... Maceeshada aanay Dadka ku Kordhin Karin

    Madaxweynaha iyo Maamulka Dekedda Berbera oo ku Qanciyey Ganacsatadii Saluugtay Cashuurta lagu Kordhiyey inay Aqbalaan... Maceeshada aanay Dadka ku Kordhin Karin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha iyo Maamulka Dekedda Berbera oo ku Qanciyey Ganacsatadii Saluugtay Cashuurta lagu Kordhiyey inay Aqbalaan... Maceeshada aanay Dadka ku Kordhin Karin
Barbera(Xogreebnews)-Kulamo labadii maalmihii u dambeeyey u socday Xukuumada Somaliland iyo ganacsatada wax Kala soo dega Dekeda Magaalada Berbera, ayaa laga gaadhay is afgaraad khilaafkii dhowaan ka dhashay koror Cashuurta Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ku kordhisay qiimaha Sariifka doolar iyo isku bedelka shiling Somaliland.
Madaxweynaha Somaliland, Wasaaradda Maaliyada iyo Maareeyaha Dekedda Berbera,  ayaa sida la sheegay waxay ku qanciyeen ganacsatada dalka inay aqbalaan cashuurta qaran uu lagu kordhiyey, isla markaana ay sidaasi ula soo degaan badeecadahooda iyo la macaamilka dekeda, maadaama oo habka cashuuruhu yahay dalka Somaliland laf dhabar, waxa uu Madaxweyne Muuse Biixi iyo maamulka Dekeddu usoo jeediyeen ganacstada in ay maacaamilkooda yahay muhiim, isla markaana ay ganacsatadu bulshada ay ka jebiyaan qiimaha ay ka siiyaan shacabka, oo anay marka Dawladdu Shiling cashuur ah ku kordhiso aanay gacansataduna Dadka ku kordhin qiimaha maceeshada. La soco wixii kasoo kordha 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured