Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland Axmed Weli Khaliif oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qaranka Somaliland iyo Qoyskii uu ka Baxay Marxuum Xildhiban Ibraahin Kacaan oo ku Geeriyooday Hargeysa.... Inna lilaah wa inna Ileyhi raajicuun.

0
Tuesday April 10, 2018 - 03:15:19 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1226
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland Axmed Weli Khaliif oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qaranka Somaliland iyo Qoyskii uu ka Baxay Marxuum Xildhiban Ibraahin Kacaan oo ku Geeriyooday Hargeysa.... Inna lilaah wa inna Ileyhi raajicuun.

    Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland Axmed Weli Khaliif oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qaranka Somaliland iyo Qoyskii uu ka Baxay Marxuum Xildhiban Ibraahin Kacaan oo ku Geeriyooday Hargeysa.... Inna lilaah wa inna Ileyhi raajicuun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Kulmiye ee Finland Axmed Weli Khaliif oo Tacsi Tiiraanyo badan u Diray Qaranka Somaliland iyo Qoyskii uu ka Baxay Marxuum Xildhiban Ibraahin Kacaan oo ku Geeriyooday Hargeysa.... Inna lilaah wa inna Ileyhi raajicuun.
Inna lilaah wa inna Ileyhi raajicuun. Gudoomiyaha Finland ee  tallada haya Kulmiye  Axmed Weli Khaliif, ayaa Tacsi Tiiraanyo badan u diray Marxuum Xildhiban Ibraahin Axmed Haybe (Ibraahin Kacaan) oo ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa ee Caasimada Jamhuuriyada Somaliland.
Gudoomiye Axmed Weli Khaliif, waxa uu geerida Marxuumka si gaar ah uga tacsiyadeeyey Qaranka Somaliland, ehelkii iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku, isagoo ilahay uga baryey marxuumka inuu jano fardowsa ka waraabiyo.
Gudoomiyuhhu waxa uu tacsi u diray, labada gole ee guurtida iyo wakiilada, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe (Ibraahim Kacaan)  oo ku geeriyooday maanta oo ay taariikhdu tahay 09/04/2018, magaalada Hargeysa.
Sidoo kale Gudoomiyuhuu waxa uu marxuumka ku sifeeyey masuul qaran oo ka baxay shacbiga Somaliland iyo qarankaba, kaalin muhiimana ka soo qaatay halgamadii kala dambeeyey ee dalka loo soo maray, doorna kulahaa dib u dhiskii dalka iyo nabadayntii bulshada kuwada dhaqan Somaliland, isagoo wakhtigana ka mid ahaa golaha wakiilada Somaliland marxuumku.
Gudoomiye Axmed Khaliif waxa uu marxuumka Alle uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, Samir iyo iimaan saadiqana ka siiyo , qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga  Somaliland ee uu ka baxay. 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured