Beelaha Ay Kasoo Jeedan Agaasımayaal Jeegaan u Badan oo Madaxweyne Muuse Bııxı Magacaabay....?

0
Sunday April 01, 2018 - 18:29:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1932
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beelaha Ay Kasoo Jeedan Agaasımayaal Jeegaan u Badan oo Madaxweyne Muuse Bııxı Magacaabay....?

    Beelaha Ay Kasoo Jeedan Agaasımayaal Jeegaan u Badan oo Madaxweyne Muuse Bııxı Magacaabay....?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Beelaha Ay Kasoo Jeedan Agaasımayaal Jeegaan u Badan oo Madaxweyne Muuse Bııxı Magacaabay....?
QABIILADA AAY KA SOO JEEDAAN XILALKII MAANTA MAGACAABAY MUUSE BIIXI
01/04/2018
Masuuliyiinta Maanta Muuse Biixi Magacaabay iyo Haybtooda Halkan Hoose Kaga Bogo Fikirkaaguna Waa Muhiim.
1. Cabdinaasir Axmed Xirsi Maxamed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah- Habar Jeclo
2. Cali Xuseen Nuur Beegsi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga-samaroon


3. Dr. Axmed Cali Maax Warsame Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Beeraha-Arab

4. Mukhtaar Maxamed Cali Agaasimaha Guud ee Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha-Habaryoonis

5. Prof. Cabdi Nuur Axmed (Cabdi Guray) Agaasimaha Guud ee Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha-Dhulbahante

6. Xuseen Maxamuud Maxamed Xasan Agaasimaha Guud Wasaaradda Cadaaladda
7. Dr. Cismaan Xuseen Warsame Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga, Wershadaha iyo Dalxiiska-Habarjeclo

8. Eng. Cabdiraxmaan Maxamed Muxummed Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta-Ayuub

9. Cilmi Cabdiraxmaan Cashuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta-Habarjeclo

10. Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska-Ciise Muuse

11. Cabdirisaaq Jaamac Nuur Naakhuude Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer-miyiga-Habarjeclo

12 Jamaal Cabdi Muuse Diiriye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Biyaha-samaroon

13. Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Ismaaciil Bile Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda-sacad muuse

14. Cali Maxamed Cali Nuur Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka-warsangeli

15. Maxamed Xuseen Axmed Dhabbeeye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka-ciidagale

16. Axmed Muuse Muruud Muxumed Agaasimaha Guud ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska-sacad muuse

17. Cabdikariim Xuseen Siciid Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha-Arab

18. Cabdillaahi Maxamed Xaaji Ducaale Safiirka Somaliland u fadhiya Midowga Africa-habarjeclo

20. Axmed Cismaan Xasan Cilmi (Tima-cadde) Guddoomiyaha Gobolka Saaxil-samroon

21. Mustafe Cabdi Muuse Nuur Guddoomiyaha Gobolka Buuhoodle-dhulbahante

22. Khadar Baaruud Cumar Cabsiiye Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Maroodi-jeex- Cigaale Muuse Habar Awal

23. Maxamuud Ibraahin Axmed Ducaale (San-dheere) Muuse Cabdale

Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Saaxil-
24. Faysal Aw Jaamac Xirsi Xawte
(Ilka-case) Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda U-diyaar Garawga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka -Dhulbahantep


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured