Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland iyo sarkaal ay walaalo yihiin oo muwaadin danyar ah ugu awood sheegtay

0
Sunday March 25, 2018 - 18:14:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1170
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland iyo sarkaal ay walaalo yihiin oo muwaadin danyar ah ugu awood sheegtay

    Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland iyo sarkaal ay walaalo yihiin oo muwaadin danyar ah ugu awood sheegtay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland iyo sarkaal ay walaalo yihiin oo muwaadin danyar ah ugu awood sheegtay

Hargaysa(Xogreebnews) Muwaadin danyar ah oo si weyn uga cawday cadaaladaro uu kala kulmay Xeer-ilaaliyaha guud ee qaranka somaliland iyo sarkaal ay walaalo yihiin oo ka qaaday gurigii uu deganaa oo ku yaala xaafada isha Boorama ee magaalada Hargaysa uguna awood sheegtay xilalka  ay umada u hayaan ee ay uga faaiidaysteen danahooda gaarka ah gaar ahaan xeerilaaliyaha guud oo qaranka uga masuul ah ilaalinta iyo ku dhaqanka xeerarka dalkan u yaala ee uu bedelkeeda kaga qaaday hoygii uu deganaa muwaadin danyar ah oo ay haatan daar ka binaystay xeerilaaliyaha guud ee qaranka Xasan Axmed Aadan hadaba muwaadinka ayaa fariin u diray madaxweynaha kana codsaday in xilka laga qaado xeerilaaliyaha guud si ay sharciga ugu sinaadaan marka uu shacab noqdo.

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured