SHIRKADAHA BEENYADA OO KHAL-KHAL GALIYEY AMNIGA G/SANAAG. "Qiimaha Beenyadda oo Gaadhay 1-kiloo $300 dalka maraykanka"

0
Friday March 23, 2018 - 02:36:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIRKADAHA BEENYADA OO KHAL-KHAL GALIYEY AMNIGA G/SANAAG. "Qiimaha Beenyadda oo Gaadhay 1-kiloo $300 dalka maraykanka"

    SHIRKADAHA BEENYADA OO KHAL-KHAL GALIYEY AMNIGA G/SANAAG. "Qiimaha Beenyadda oo Gaadhay 1-kiloo $300 dalka maraykanka"

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SHIRKADAHA BEENYADA OO KHAL-KHAL GALIYEY AMNIGA G/SANAAG. "Qiimaha Beenyadda oo Gaadhay 1-kiloo $300 dalka maraykanka"
Ganacsatadda beenyadda oo ku dhex hirdamaya, bulsho tabaalaysan(conflict of interest), bushadda moogan, ee G/Sanaag ,shirar doceedyo, bulsho lasoo abaabulay oo habeen walbna Tv-ga ka hanjabaya, shirkad walba iyadoo danteeda eeganaysa, ayey bulshadda isku hubeeyaan, isku diraan. Bulshadda Somaliland oo ka yaaban bulshadan bilaa akhlaaqda iyo tarbiyadda ah ee habeen walba ka hadlaya Tv-yadda. iyo Sababaha xukumaddu u anshax marin ladahay, iyo wasaaraddii ganacsiga iyo hayadda shaqaalaha oo laalushka shirkadaha beenyaddu biyo dhigay, kadib markii loo iibiyey A/laahi Caaray , maamulihii hore ee wakaaladda Faleenka iyo Xabkaha . sababtayna in laga faro maroojiyo odaygii wasaaradda ganacsiga qaybta beenyadda haystay, Jaamac Guure, oo ah oday 70 jir ahaa. Bulshaduna u arkaysan u inuu dhex yahay ganacsiga beenyadda iyo bulshadda beenyadda.
Ayaa waxaa galaaftay laalushka ay bixiyeen qaar kamida ganacsatadda ku mamay lacagta beenyadda, oo qaarkood danbiyo, ganacsiga xashiishadda ah, ka soo galay dalalka igiriiska, xabsi dayin na lagaga xukumay, baxsadna ku soo galay Somaliland.
Ganacsadaha marar badan ayaa waxaa lagu eedeyey inuu abuuro colaada Ceel-Afweyne, si danihiisa loogu fuliyo. Balse Xukumaddi hore waxba kamay qaban. Masuliyadd daradda shirkadaha hadaan wax laga qaban waxay galaafan doonaa bulsho badan. Maaha shirkadaha qaar haday maal galiyeen M/weynaha wakhtigii ololaha doorasha, in ay waxay doonaan sameeyan, bulshadana isk hor keenaan. Saxaafadda sifo sharci daro ah caadaystaan. 
Warshadda Beenyadda lagu shiido ee Burco oo ay ku baxday $13 Million, wadana leeyihiin shirkadda ASLI MAYDI, Company , Maxamud Haashi, wasiirkii hore ee Madaxtooyadda, C/aahi Caaray, agaasime waxeedka Wasaaradda Ganacsig waaxda Beenyadda, iyo Baashe Cawil (Morgan) iyo Dr. Anjanette Decarlo. 
Dr. Anjanette Decarlo , waxay $ 7 Million ku maalgalisay Warshadda iyo Shirkadda Asli Maydi, gacanteedana waxay ku dhagax dhigtay, Burco warshadd. Si ay uga Saarto Shirkadda www.Boswellness.com ee Safaysa Beenyadda Maraykanka oo dhan.


https://www.youtube.com/watch?v=EbXjrpbXuXM. Hantilayaasha oo dhaxdhigaya.
https://standinlove.org/tag/doterra/. Waxay qoreen shirkadaha iibsadda fooxu in ay anjanette decarlo , ay lacagtii caawimadda beenyadda kula saaxibtay, ganacsadde beenyadda Somaliland mid kamida, iyaduna marketing u noqotay.
Dr. Anjanette Decarlo, waxay u shaqayn jirtay shirkadda layidhaa Boswellness. Ganacsadaha Shirkadda ASLI MAYDi Company ayaa u Hanjabay, Hadidaadna ku sameeyey. Xukumaddii Siilanyo. Maxamud Xaashi iyo M/weyne Siilanyo  ayaa ku amartay Dr. Anjanette in ay la shaqayso, Shirkaddan ASLi MAYDi Company, Hadii kale aan Visa Entry, la siin doonin. Wax shaqo ahna ayna ka qaban doonin. http://www.somalilandinformer.com/somaliland/u-s-citizen-conspiracy-in-somaliland/
Xukumadii Siilanyo waxay $4 million uga saartay Somaliland Development Fund shirkadda ASLI MAYDI iyadoo usii dhex Marinaysa, Wakaaladdii Xabka iyo Faleenka Somaliland ee la baabiyey. Waxay Xukumadii Siilanyo , Hiil toosa ku garab istaagtay shirkaddan, ay isku haybta yihiin . oo manta qastay aminiga gobalka Sanaag. Sidaad TV-ga ka dawateen.
Global Frankincense Oil Sales (MT) of Key Players (2013-2018)
Shirkadahani 2018. Waxay ugu talo galeen in ay ku maal galiyaan beenyadda Somaliland $100 million, waana ta keentay (conflict of interest), gobalka Sanaag ka taagan, waxayn ka faiideen XX% ama 100% . 2025 waxaa la saadaliyey in ay ka faaidayaan XXX%. Sida linkage hoose tilmaamay.Sales revenue, Market share 100%. Growth rate 100% 
AMÉO
De Monchy Aromatics
DoTERRA
AOS Products Private Limited
Nature’s Sunshine Products
Shirkadaha waaweyn ee dalka maraykan ka ku yaal, DoTERRA waxay ka faaiiday beenyadda Calmadow ee tayada wacan leh, sanadkii 2017. $4.2 Billion. Waxayna ugu deegday bulshadda gobalka Sanaag $3.3 Million, ugu deeqday, lakiin shirkadda ASLI MAYDI Company, maamulaheeda. Barkhad Jibriil Hassan iyo Dr. Anjanette Decarlo ayaa warshadooda ay wadda leeyihiin ee burco dhismaheedu ka socdo. ASLI MAYDI Frankincense Distillery industry.
Maaha markii kobaad ee Beesha Ma yeedhaanka ah, ee goblka sanaag beenyadda ugu badan leh lago cuno , caawimooyinka ay soo bixiyaan shirkadaha waaweyn ee beenyadda iibsadaa, sida shirkadda https://uk.lush.com/article/gift-frankincense-part-. waxaa is waydiin leh beeshan beenyadda ugu badan leh gobalka Sanaag waxaa laga muusuq-maasuqay lacag gaadhaysa ilaa $!0 million , oo lagu hor marinayo deegankooda, waxaana lasoo mariyey lacagtaa badideeda. www.conservecalmadow.org/  scam organization, oo Dr. Anjanette dunidii kaga soo urursatay lacagtaas badan.deegankaana ayna barkad u dhisin, xagay deeganada kale aad u maal galisay, Lakiin golaha deeganka gobalka ceerigaabo, waxay ku qaateen lacagta, hab laalush ah badan kooda, waxaana siiyey hantiilaha shirkadda/ Barkhad Jibriil Hasan. Golaha Gobalka Sanaag Kama madhna muus-maasuqa loo xantoobiyey. http://marketnewsaccess.com/2018/03/frankincense-oil-market/

 Maxamed Abiib C/laahi.(Fiiq)
0634464993
jiiqapkk@gmail.com
timo_0@hotmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured