Wasiirka Maaliyadda oo ku Fashilmay inuu Soo Sameeyo Miisaaniyad Cilmi Dhaqaale ku dhisan Iyo Golaha Wasiiradda oo laga Cabsi Qabo Inay Khamiista Ansixin waayan Miisaaniyad-sanadeedka 2018-ka.. Balan-qaadkii Wax soo saarka Beeraha ee Madaxweyne Muuse oo Noqday Hal-bacaad lagu lisay…

0
Wednesday March 21, 2018 - 02:28:28 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Maaliyadda oo ku Fashilmay inuu Soo Sameeyo Miisaaniyad Cilmi Dhaqaale ku dhisan Iyo Golaha Wasiiradda oo laga Cabsi Qabo Inay Khamiista Ansixin waayan Miisaaniyad-sanadeedka 2018-ka.. Balan-qaadkii Wax soo saarka Beeraha ee Madaxweyne Muuse oo Noqday Hal-bacaad lagu lisay…

    Wasiirka Maaliyadda oo ku Fashilmay inuu Soo Sameeyo Miisaaniyad Cilmi Dhaqaale ku dhisan Iyo Golaha Wasiiradda oo laga Cabsi Qabo Inay Khamiista Ansixin waayan Miisaaniyad-sanadeedka 2018-ka.. Balan-qaadkii Wax soo saarka Beeraha ee Madaxweyne Muuse

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Maaliyadda oo ku Fashilmay inuu Soo Sameeyo Miisaaniyad Cilmi Dhaqaale ku dhisan Iyo Golaha Wasiiradda oo laga Cabsi Qabo Inay Khamiista Ansixin waayan Miisaaniyad-sanadeedka 2018-ka.. Balan-qaadkii Wax soo saarka Beeraha ee Madaxweyne Muuse oo Noqday Hal-bacaad lagu lisay…

Hargeysa(Xogreebnews(Xogreebnews)-Warar lagu kalsoon yahay oo u dhuun-daloola Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, oo ay heshay Shabakadda Warbaahinta Xogreebnews ayaa shaaca ka qaaday inuu Wasiirka Maaliyaddu Maxamed Yuusuf Khamiista beri 23-ka bishan golaha Wasiiradda soo hor-dhigi doono Miisaaniyad-sanadeedkii sannadkan 2018-ka lagu shaqayn lahaa iyo odoroska dakhli ee la qoondeeyey.

Wararka ay heshay shabakadda Xogreebnews, waxay intaa raaciyeen in bajadka Wasaaraddaha badankoodda uu u qoondeeyey Wasiirku ay diidan yihiin wasiiradda badan kooddu, iyadoo ay Miisaaniyaddani ka yar tahay dakhliyadii hore wasaaradaaha loo qoondeyn jiray xiligii Xukuumadii madaxweyne Siilaanyo. Sidoo kale wasaaradaha sida weyn loola yaabay dakhli Miisaaniyadeedka uu qoondeeyey Wasiirka Maaliyaddu, ayaa waxa kamid ah Wasaaaradda Beeraha oo dhowr jeer oo u Madaxweynaha haddu in badan ku balan qaaday inuu u samayn doono dakhli aad u badan, si loo koriyo wax soo saarka dalka.

Xoggaha la xidhiidha guusha ka dhashay samaynta Miisaaniyadda cusub, ayaa la sheegay in Wasiiro badan damacsan yihiin in shirka golaha Wasiiradda ee Khamiista lagu diido ansixinta Miisaaniyadaas cusub, kuwasoo ah dhamaantood kuwo ka siman saluuga Miisaaniyadda cusub ee lagu shaqeyn doono sannaadkan, waxaynu’se ka isha ku hayn doonaa qal siday wax ka noqdaan shirka Khamiista ee golaha Wasiiradda Somaliland.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured