Gudoomiye Ku-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Noqday Mu'waadinkii Ugu Horeeyey ee Si Toosa Shacab-weynaha Somaliland ugu Baaqa Banaan-baxyadii lagu Difaacayey Qaranimada Somaliland iyo Baaqiisii oo Guuleystay Shalay markii Lixda Gobolba…

0
Saturday March 17, 2018 - 18:38:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1907
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Ku-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Noqday Mu'waadinkii Ugu Horeeyey ee Si Toosa Shacab-weynaha Somaliland ugu Baaqa Banaan-baxyadii lagu Difaacayey Qaranimada Somaliland iyo Baaqiisii oo Guuleystay Shalay markii Lixda Gobolba…

    Gudoomiye Ku-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Noqday Mu'waadinkii Ugu Horeeyey ee Si Toosa Shacab-weynaha Somaliland ugu Baaqa Banaan-baxyadii lagu Difaacayey Qaranimada Somaliland iyo Baaqiisii oo Guuleystay Shalay markii Lixda Gobolba…

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Ku-xigeenka Kulmiye ee Toronto oo Noqday Mu'waadinkii Ugu Horeeyey ee Si Toosa Shacab-weynaha Somaliland ugu Baaqa Banaan-baxyadii lagu Difaacayey Qaranimada Somaliland iyo Baaqiisii oo Guuleystay Shalay markii Lixda Gobolba…
Toronto(Xogreebnews)-Gudoomiye-ku-xigeenka Xisbiga Kulmiye ee Laanta Toronto Shucayb Cabdilahii Xuseen oo daba-yaaqadii Todobaadkii hore Shacabweynaha Reer Somaliland usoo jeediyey Baaq ku aadanaa in la diffaaco qaranimada Somaliland iyo madax-banaanideeda, isla markaana la taageero Mashaaricda Horumarineed ee Xukuumada Somaliland la gashay Shirkadda DP World ee fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta, ayaa sida dhacday Maalintii shalay uu guuleystay qorshihiisi ama baaqiisii ku wajahnaa isu-soo baxyo lagu taageerayo Xornimada Somaliland.
Baaqa masuulka ka tirsan Xisbiga Kulmiye, ayaa ahaa mid uu kaga soo horjeeday gardaradda Xukuumadda fadhiidka ah ee Muqdisho, kusoo faro-gelinaysay madax-banaanida iyo jiri-taanka Somaliland. Hase-yeeshee Gudoomiye ku-xigeenkaa Kulmiye isaggu noqday mid uu lahaa abaabulkiisa, isla markaana waxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyey ee masuul ama shacaba ha ahaadee ku baaqa in la sameeyo banana-baxyo dalka oo dhan ah. Waxana la odhan karaa waxa uu Gudoomiye Shucayb Cabdilahi ku suntaana in loo aqoonsado shaqsi hadalkiisu baraarujiyey Umadda Somaliland, ina tilmaamay in jaaniska difaaca qaranimada Somaliland loo midoobo, taasina laba maalmood kaddib ay u hirgeshay.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured