Gudoomiyaha Ruuxiga ah ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo si rasmiya Gobolka Togdheer uga Bilaabaya Mashruuca Tiro-koobka Shaqaalaha Dawladda "...Xog-ogaal u noqoshadii xaalka shaqaalaha oo soo gaadhay Gobolka Togdheer iyo berito oo Burco laga daah-furi doonno". Gud. Sharmarke Geelle

0
Saturday March 17, 2018 - 02:56:36 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Ruuxiga ah ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo si rasmiya Gobolka Togdheer uga Bilaabaya Mashruuca Tiro-koobka Shaqaalaha Dawladda "...Xog-ogaal u noqoshadii xaalka shaqaalaha oo soo gaadhay Gobolka Togdheer iyo berito oo Burco laga daah-furi doonno". Gud. Sharmarke Geelle

    Gudoomiyaha Ruuxiga ah ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo si rasmiya Gobolka Togdheer uga Bilaabaya Mashruuca Tiro-koobka Shaqaalaha Dawladda "...Xog-ogaal u noqoshadii xaalka shaqaalaha oo soo gaadhay Gobolka Togdheer iyo berito

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Ruuxiga ah ee Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland oo si rasmiya Gobolka Togdheer uga Bilaabaya Mashruuca Tiro-koobka Shaqaalaha Dawladda "...Xog-ogaal u noqoshadii xaalka shaqaalaha oo soo gaadhay Gobolka Togdheer iyo berito oo Burco laga daah-furi doonno". Gud. Sharmarke Geelle

Burco(Xogreebnews)-Gudoomiyaha Hay;adda shaqaalaha Dawladda Md. Sharmarke Geele, ayaa oo si weyn mudooyinkii dambe ugu hawlahaa mashruuca tiro koobka shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa hadda si rasmiya uga bilaabay tiro koobka shaqaalaha dawladda Maagaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. sidaasna Gudoomiye Sharmarke waxa uu ku sheegay qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook, kaaso u dhigan sidan:

"...Xog-ogaal u noqoshadii xaalka shaqaalaha oo soo gaadhay Gobolka Togdheer iyo berito oo Burco laga daah-furi doonno

- Illaahay fadligii waxaa maanta si wanaagsan u soo dhammaaday diiwaanglintii shaqaalaha dawladda ee ku suggan gobolka Saaxil, waxaana galabta loo soo gudbay gobolka Togdheer.

- Waxaa isla berito lagu daah-furi doonnaa gobolka Toghdeer caasimadiisa Burco halkaas oo loo sii dhaafi doonno deegaamada kale ee gobolka hoos yimaada.

- Shaqadan oo xawaare iyo xirfad ku socota ayaa shaqaalaha dawlada lagu ogaan doonnaa xaalkooda iyo guud ahaan inta xirfad, xasaanad ama xurmo ka maqan.

- Qorshe walba xog baa u sal ah waxaana Alle fadligii ah in qaranku ugu dambayn yeelan doonno xog laga duulo iyo xaqiiqo dhab ah.

Image may contain: outdoorImage may contain: one or more people, car and outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured