Daydayga cusub iyo xoolaha xalaasha ah ee Shirkadda telesom KALAMAAN Bye Ahmed jaamac saalax

0
Friday March 16, 2018 - 23:12:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daydayga cusub iyo xoolaha xalaasha ah ee Shirkadda telesom KALAMAAN Bye Ahmed jaamac saalax

    Daydayga cusub iyo xoolaha xalaasha ah ee Shirkadda telesom KALAMAAN Bye Ahmed jaamac saalax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daydayga cusub iyo xoolaha xalaasha ah ee Shirkadda telesom KALAMAAN Bye Ahmed jaamac saalax

Shirkaddani waa la quudhsaday waa la bahdilay shalaybay ahayd Jan 2017 markii Mahamuud xaashi albaabada ulaabayay ee ilaahay kasoo gaadhay daalinbuu ahaa shalaybay ahayd markay Samsam u hanjabaysay laydhkii dalka ay telesom waday joojiya ayaa lagu yidhi waxaana sidaa amar ku siisay Xukuumadii hore.

Maantana sidii iyo si ka daran ayaa hadana ku dhacday mar labaad iyo mar sadexaadba labada nin ee dalka raba inay baabiiyaan shirkaddani dalka qayb waynbay ka tahay dhaqaalaha dalkana waa lafdhabarta ilaa 500,000 qof ayaa ku xidhan shaqaale iyo hantiilayaalba tallow sixirka ma sidanbaa lagu dajiyaa.


Shirkaddani waxay bixisaa cashuurta ugu badan wadanka
Frequency tax,Minutes tax,sales tax,payroll tax
Shirkaddu waxay bulshada ka dhex ganacsato siisaa deeqo gaadhayaa
ilaa 4 milion waxay bixisaa sakaddaWaxay dhistay IT jaamacada camudWaxay dhistay IT jaamacada HargeisaWaxay caawisaa cisbitaalada Macaanka,caruurta, iyo cusbitaalka waynWaxay gacanta ku haysaa goobo agoonWaxay caawisaa school sosWaxay haysaa ilaa 10,000 oo shaqaale oo ay ku xidhan yihiin boqolaal qoys oo kaleWaxay dawladda ka caawisaa tababarada cilmiga casrigaWaxaa ku xidhan hantiilay gaadhaya ilaa 5000 oo reer Somaliland ah

Hadaba shirkaddani ilaahay fadilay miyaa loo xanibayaa lacagta xaaraanta ah ee ina aw siciid iyo Tuuga kacay ee Dahabshiil muwaadiniintu dagaalbay ka xigaan, ishii dalka ka baxaysay bay bakhtiinayaan wadanka la dhacay ee la iibshay qayb dhan kasoo rita Waa qabyaalad iyo qudhun dalkana waa la baabiinayaa .
Ahmed jaamac saalax
0634638920



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured