Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo magaalada Dubia xog waran ku siiyay warbaahinta Caalamka ee ka hawl gasho Dubia iyo Su"aalo Kulul oo lagu Waydiiyey qaabka Diblumaasiyadeed oo kaga baxsaday....

0
Friday March 16, 2018 - 20:12:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1621
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo magaalada Dubia xog waran ku siiyay warbaahinta Caalamka ee ka hawl gasho Dubia iyo Su"aalo Kulul oo lagu Waydiiyey qaabka Diblumaasiyadeed oo kaga baxsaday....

    Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo magaalada Dubia xog waran ku siiyay warbaahinta Caalamka ee ka hawl gasho Dubia iyo Su"aalo Kulul oo lagu Waydiiyey qaabka Diblumaasiyadeed oo kaga baxsaday....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo magaalada Dubia xog waran ku siiyay warbaahinta Caalamka ee ka hawl gasho Dubia iyo Su"aalo Kulul oo lagu Waydiiyey qaabka Diblumaasiyadeed oo kaga baxsaday....
Dubia-(Xogreebnews.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si qoto dheer uga xaal waramay waayaha iyo waaqiciga Somaliland soo martey iyo dhibaatooyinka ay ka dhaxashey midowgii dhex maray Soomaaliyadii talyaanigu gumeysan jirey ee koonfurta iyadoo la raadinayo isku imaantin dhex mara shantii Soomaliyeed wixii la isku odhan jiray, waxaanu madaxweynaha Somaliland dul istaagey in Somaliland shacabkeedu go'aansadeen in ay noqdaan qaran madax banaan oo ka mid ah dalalka caalamka ka dib halgal adag oo ay u soo galeen in ay dib ula soo noqdaan madaxbanaanidoodii luntey 26-June 1960. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa saxaafadda caalamka ee madashaas goob jooga ku ahayd u sharaxey guulaha Somaliland u hirgalay intii ay ahayd qaran madax banaan iyo damaceeda ku aadan in ay beesha caalamka ka hesho waxay xaq u lahayd oo ah ictiraam maadaama ay buuxisey shuruudihii looga baahnaa dal madaxbanaani u diyaara. 
Ugu dambayna waxa madaxweynaha halkaasi su'aalo ku waydiiyey warbaahinta caalamiga ah ee ku sugnayd goobta isagoo madaxweynuhu uga jawaabay dhamaan su'aalihii ay waydiyeen oo ahaa kuwo la xidhiidha qadiyada madaxbanaanida Somaliland, iyo mashaariicda horumarineed ee ay Somaliland iyo DP World wada galeen.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured