Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

0
Tuesday March 13, 2018 - 20:25:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1171
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

    Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb TV: Shirkada Caalamiga ah ee Telesom oo Soo Bandhigay Dagaal Curyaamin ganacsi oo ay la Daba-galeen Xukuumadihii Kulmiye Silaanyo iyo Muuse Biixi...Garnaqna u diray Miiska Wadahadalada Madaxweyne Biixi

Hargeysa (Xogreebnews):- Maxamed Yuusuf Cali Alloore oo ka mid ah madaxda shirkadda TELESOM ayaa sheegay in Xukuumaddihii kala danbeeyay ee Kulmiye waa Xukuumaddii Siilanyo iyo tan maanta ee madaxweyne Biixi ay curyaamiyeen ganacsigooda.

Dhibaatooyinka uu sheegay waxa ugu waa weyn in Xadhiga Feber Obtic ee Internet-ka xanbaara oo ay Badda soo gaadhsiiyeen loo diiday in Berri ay keenaan kaas oo Kooto loogu xidhay sida sheegeen Shirkadda SOM CABLE.

Waxa kale oo uu sheegay in Laydhka (korontada) shirkaddaasina la cunaqabateeyay oo loo diiday in ay fidiyaan iyadoo Kooto loogu xidhay shirkadda SOM Power.

 

Sidoo kale Maxamed Yuusuf Cali Alloore ayaa waxa uu sheegay in Shirkada Telesom ay Beri wixii laga bilaabo ay joojinayso Isticmaalka wixii ka yar Boqol Dollar.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured