Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Jarmalka Cabdiraxman Cali Hayste oo Si Hufan u Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Jeediyey. "..Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia iyo DPW ee Cusubi maxuu yahay!, Madaxweyne Shacabka Somaliland waxay u arkaan maanta in Hantidii qaranka iyo mustaqbalkii Qarankanbaa dad gaar god madoow ku rideen".

0
Friday March 09, 2018 - 18:41:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1779
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Jarmalka Cabdiraxman Cali Hayste oo Si Hufan u Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Jeediyey. "..Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia iyo DPW ee Cusubi maxuu yahay!, Madaxweyne Shacabka Somaliland waxay u arkaan maanta in Hantidii qaranka iyo mustaqbalkii Qarankanbaa dad gaar god madoow ku rideen".

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Jarmalka Cabdiraxman Cali Hayste oo Si Hufan u Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Jeediyey. "..Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia iyo DPW ee Cusubi maxuu yahay!, Madaxweyne Shacabka Somaliland waxay u arkaan ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Jarmalka Cabdiraxman Cali Hayste oo Si Hufan u Dhaliilay Khudbadii Madaxweyne Muuse Biixi Jeediyey. "..Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia iyo DPW ee Cusubi maxuu yahay!, Madaxweyne Shacabka Somaliland waxay u arkaan maanta in Hantidii qaranka iyo mustaqbalkii Qarankanbaa dad gaar god madoow ku rideen".
"..Waxay khudbada madaxweynuhu ee Shalaytoole kusoo beegantay wakhti Xalad dalku aad u aadagtay,
Habooneedna inu Madaxweyne Muuse biixi ka hadlo arimaaha Shirkaada DPW ee ismaan dhaafka xoogan dhaliyeey sharaxaana waxayaanaha sabaabay in Dawalaada Ethiopia hesho 19% iyo arimaaha Sixir baraarka ee dalka xooga u sameeyeey.
Maay aheen in madaxweynhu wakhti badan ku lumiiyo Waxii dhacay 1980 lakiin waxaay aheen in u khaladkii dhacay laga Fa,iidaysto si aanay diib u dhiciin ee mahaa in eed iyo difaac iyo Fa,aan wakhti lagu dilo,(Hoggamiyhii aan aqoon meeshu uu socdo wakhtigaa Waxuu ku lumiyaa meshuu ka yimiid shalay.
Mudane Madaxweyne looma baahnaa juujuub iyo jacburiis ee waxaa lagaga bahanyahay inaad Shacabka Somaliland u cadeeso,
1,Shirkaada Somaliland investment company!
2,Heshiiska hore ee DPWorldna iyo Somaliland xaguu ku danbeyeey!
3,Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia iyo DPW ee Cusubi maxuu yahay!


Mudane Madaxweyne Shacabka Somaliland waxay u arkaan maanta in Hantidii qaranka iyo mustaqbalkii Qaranknbaa dad gaar god madoow ku rideen”,
Mudane Madaxweyne Shacabka Somaliland waay ka daleen Wasiiro u guulwadeeya madaxweynaaha iyo madaxweyne u guulwadeeya Waddamada aan jaarka nahay,

Wali waxaa laga sugiyaa inaad jawaab Macquul ah aad siiso DJabuuti iyo maamulka ismaciil Cumar geele Sidii aad u jawaabtay Raysalwasaraha Somaliya.
Dadweynahan soo gab yidhi,
Waxaad ka gadayso mari!
Abaalkana waa gudnaa
Waxaad noo gashee horiyo
Gadaal waxaad maagantahay
Bal noo sheeg waa golee,!(Gariiye A.H.N)
Alle Mahad leh,
Gudomiye: Abdiraxman H Ali Hayste


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured