Gabadh somaliyada oo lahayd Uur Sagaal bilooda oo la kufsadey,dabadeedna la dilay

0
Sunday June 02, 2013 - 12:21:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabadh somaliyada oo lahayd Uur Sagaal bilooda oo la kufsadey,dabadeedna la dilay

    Gabadh somaliyada oo lahayd Uur Sagaal bilooda oo la kufsadey,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabadh somaliyada oo lahayd Uur Sagaal bilooda oo la kufsadey,

Gabadh somaliyada oo lahayd Uur Sagaal bilooda oo la kufsadey,dabadeedna la dilay!

Port-Elizabeth-(xogreebnews.com-Maxkamada ku taala dalka Koonfur Afrika ayaa xabsi daa’in ku xukuntay Ashley Whittboy oo ah nin South-afrikaana oo lagu helay inuu kufsadey,dilayna Gabadh Somaliyada oo ku noolayd magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika.

sa

Gabadhan Soomaliyada ah ee la dilay oo la odhan jiray Nasra Qammaan ayaa lahayd Uur sagaal bilood ah, hase yeeshee Ashley iyo laba nin oo kale ayaa gurigeeda ugu soo dhacay goor habeenimo ah iyadoo keligeed ah, islamarkaana kufsadey, aakhirkiina dilay.

Geesta kale waxaa xukunkaas lagu riday Ashley iyo maxakamadaba goobjooga ka ahaa Yuusuf Cabdiraxmaan oo ahaa Saygii gabadhaa uurka leh ee la khaarajiyey.

Sawirka ninkii dilay marxuumad Nasra

ninkii

Sawirka saygii qabay marxuumada nasra




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured