Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md.Sharmarke oo Faahfaahin ka Bixiyey Diiwaangelinta Shaqaalaha "..Waxaa si dardar le u socota diiwaangelinta shaqaalaha dawladda ee ka hawl-gala dhammaan xarumaha iyo gobolada dalka". Gud. Sharmarke Geelle

0
Friday March 09, 2018 - 03:24:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 964
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md.Sharmarke oo Faahfaahin ka Bixiyey Diiwaangelinta Shaqaalaha "..Waxaa si dardar le u socota diiwaangelinta shaqaalaha dawladda ee ka hawl-gala dhammaan xarumaha iyo gobolada dalka". Gud. Sharmarke Geelle

    Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md.Sharmarke oo Faahfaahin ka Bixiyey Diiwaangelinta Shaqaalaha "..Waxaa si dardar le u socota diiwaangelinta shaqaalaha dawladda ee ka hawl-gala dhammaan xarumaha iyo gobolada dalka". Gud.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md.Sharmarke oo Faahfaahin ka Bixiyey Diiwaangelinta Shaqaalaha "..Waxaa si dardar le u socota diiwaangelinta shaqaalaha dawladda ee ka hawl-gala dhammaan xarumaha iyo gobolada dalka". Gud. Sharmarke Geelle
Hargeysa(Xogreebnews)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa si dar dar iyo xawli ah uga wada barnaamijka diwaangelinta ee Madaxtaabashadda iyo Tayeynta Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, waxaana deegaanadda hada laba bilaabay ka mida diwaangelintaasi Degmadda Dila shaqaalaha dawladda ee ka hawla halkaasi.
Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo mudo ka badan Bil hada ku gudo jira barnaamijka Diwaangelinta , Tirinta iyo Madax taabashadda ee Shaqaalaha dawladda Somaliland, ayaa isaga oo tafaasiil ka bixinaaya habka ay u wadaan shaqada iyo deegaanka Dila ee Galbeedka Hargeysa oo ay hada ka bilaabantay hawsha madaxtaabashadda iyo tayeynta ee shaqaalaha dawladdu waxa uu ku yidhi qoraalkiisa.
Dilla oo maanta la Diiwangeliyey
- Waxaa si dardar le u socota diiwaangelinta shaqaalaha dawladda ee ka hawl-gala dhammaan xarumaha iyo gobolada dalka, waxaana maanta si wanaagsan loo diiwaangeliyey shaqaalaha dawladda ee ku suggan degmada Dilla halkaas oo maalmahan loo dhaafi doonno degmooyinka xeebaha ee gobolka Awdal.
- Shaqaalaha ayaa ku qaabilaya hawl-qabadkan rejo iyo riyaaq iyaga oo huba in ay u horseedi doonto horumar iyo hiigisi cusub
Jid iyo Jiho cusub



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured