Tacsi Tiiraanyo badan oo ku Socota Qoyska Reer Suldaan Diiriye Boon oo u ka Geeriyooday Marxuum Xasan Sultan Deira Garaad (Hasan Good) iyo goobta lagu aasayo marxuumka...

0
Wednesday March 07, 2018 - 03:07:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1209
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo badan oo ku Socota Qoyska Reer Suldaan Diiriye Boon oo u ka Geeriyooday Marxuum Xasan Sultan Deira Garaad (Hasan Good) iyo goobta lagu aasayo marxuumka...

    Tacsi Tiiraanyo badan oo ku Socota Qoyska Reer Suldaan Diiriye Boon oo u ka Geeriyooday Marxuum Xasan Sultan Deira Garaad (Hasan Good) iyo goobta lagu aasayo marxuumka...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Tiiraanyo badan oo ku Socota Qoyska Reer Suldaan Diiriye Boon oo u ka Geeriyooday Marxuum Xasan Sultan Deira Garaad (Hasan Good) iyo goobta lagu aasayo marxuumka...
Inaalilahi waa Ina Ileyhi raajicuun. Waxa caawa abaaro 10-kii habeenimo ee Arbaca 7-3-2018-ka ku geeriyooday Cisbitaalka weyn ee Magaaladda Hargeysa Marxuum Hasan  sultan Deira Garaad  (Hasan  Good ) oo Awoow u ah Suldaanka guud ee Beelaha Subeer awal. Marxuum Hasan  sultan Deira Garaad  (Hasan  Good ) waxa uu kamid ahaa odayada sida weyn uga qayb qaatay aas aaska nabada Somaliland. Ilahay ha u naxariisto Marxuumka ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna Saamir iyo iimaan haka siiyo aamin. Waxa sidoo kale marxuumka tacsidiisa waxa na soo gaadhsiiyey Aadan Suldan Cabdiraxmaan oo u adeer u ahaa marxuumku, waxanay u dhigan tahay Tacsidiisu sidan.
Tacsi.    Inaalilaahi  wa  inaa  ilahi raajacuun waxaan  cawa  10 kii  habeenimo ku geeriooday  cusbitaalka  Hargeisa  adeerkay  Hasan  sultan Deira Garaad  (Hasan  Good )  ilahay naxariistii jano ha siiyo samir iyo iimaan ilahay ha inaga siiyo dhamaanteen  Gaarhaana  reer suldan  Deira  siiba  Carruurtii  Ayaan iyo khadra  iyo dhamaan  somli land  oo dhan  Aamiin Amiin.  Waxa  lagu  Aasi doonaa Berito xabaalahan  oromada  e Abaarso  sokadeeda  ilahay naxariistii jano ha siiyo Aamiin Amiin.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured