Wararkii Ugu Danbeeyay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Inta U Dhaxaysa Dacar-budhuq Iyo Abdaal.

0
Sunday June 02, 2013 - 10:19:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1257
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Ugu Danbeeyay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Inta U Dhaxaysa Dacar-budhuq Iyo Abdaal.

    Hargeisa (xogreebnews.com-Dacar-budhuq oo ilaa 60km bari ka xigta magaalada Hargeysa ayaa cawa shilbaabuur oo aad u naxdin badani ka dhacay degmada dacar-budhuq meel u jirta 5

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa (xogreebnews.com-Dacar-budhuq oo ilaa 60km bari ka xigta magaalada Hargeysa ayaa cawa shilbaabuur oo aad u naxdin badani ka dhacay degmada dacar-budhuq meel u jirta 5

Wararkii Ugu Danbeeyay Shil Baabuur Oo Ka Dhacay Inta U Dhaxaysa Dacar-budhuq Iyo Abdaal.

Hargeisa (xogreebnews.com-Dacar-budhuq oo ilaa 60km bari ka xigta magaalada Hargeysa ayaa cawa shilbaabuur oo aad u naxdin badani ka dhacay degmada dacar-budhuq meel u jirta 5 Km. Abaaro 10:40pm saacada geeska africa markii ay ahayd ayaa shilkani ka dhacaygoobtaas.shilkani oo ay sababeen labo baabuur oo isku dhacay midi ahaa baabuur xamuulka ka tagay hargeisa oo u sii jeday dhinaca berbera noocisuna yahay waraadka sidayna lo’ ; halka gaadhiga kale uu madhna oo uu ah gaadhi qaad oo ah noca shambooxayranka lo yaqaan ee ay leedahay shirkada qaadka ee 571. Shilkani oo ay ku geeriyoodeen 3ruux alle ha u naxariistee , halka midka mid ahina uu ahaa dhaawac halis ah oo uu komo ku jiray, 3 kalena ay yihiin dhawac fudud. waxa kale oo halkaas khasaare ku soo gadhay gaadhi noca looyaqan indhacade oo isagu ku burburay isagoo midka mid ah gawaadhida isjidhay uu ku dhacay;balse aan dadkii sarnaa waxba ku noqon. 3 qof eek u geer yoday iyo dhawacii kaleba dhamaantood waa rag, waxa markii shilkani dhacay u gurmadey gaadhiAmbulance Oo u qaday meedkii iyo dhawaciiba dhica berbera ee gobolka saaxil. Wixii war ah ee ku sabsan shilkaas wanu idin soogudbin dona insha allah




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured