Safarkaygii Shalay Ee Hargaysa iyo Wixii Aan Jidka Kala Kulmay

0
Thursday March 01, 2018 - 03:40:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1372
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safarkaygii Shalay Ee Hargaysa iyo Wixii Aan Jidka Kala Kulmay

    Safarkaygii Shalay Ee Hargaysa iyo Wixii Aan Jidka Kala Kulmay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safarkaygii Shalay Ee Hargaysa iyo Wixii Aan Jidka Kala Kulmay

Safarkaygii Shalay Ee Hargaysa iyo Wixii Aan Jidka Kala Kulmay

Amin goor sheegtu ku buuxday 8:00 Am subaxnimo ayaan safar kaga ambabaxay magaalada berbera, waa maalintii salaasaad ee 27.2.2017, socdaalkaygasi oo ku aadanaa Caasimada somaliland ee hargaysa oo ku dhawaadlaba bilood iyo Badhaan ka maqnaa waxaanay taariikh ahaan u dhigmaysay mudo xileedka Madaxwaynaha Somaliland mudane muuse biixi cabdi " markii Aan ka gudbay kantoorka Berbera waxa aan kordhiyey xawligii aan gaadhiga ku waday taasoo ay ii saamaxaysay tayada jidka laamiga ah oo xaaladiisu ahayd mid aad u wanaagsan, Inkastoo aan xusuusnaa inay jirto meelo dhowr ah oo wadadu aad uga duwantahay heerka halka aan maraayo ,Maadama Aan Niyada ku Hayay in jidka berbera iyo Hargaysa u dhexeeya inta ugu fiicani tahay Berbera ilaa tuulada macaaneeya oo masaafo ahaan ku dhow 80Km

 

Waxaanan filaayey wixii ka bilowda tuulada Macaaneeya inuu jiro burburbaaxaadleh oo caqabad ku ah xawliga baabuurka .balse xaaladu sidii aan moodaayey qaabka duwan ayaa xaalku noqday

Waxaana lama filaan igu noqotay dayactirka kusoo kordhay mudadii iigu dambayay tuulada Macaneeya waxaana meesha ka baxay godadkii iyo burburkii culayska badan lagala kulmi jiray Arintaasi Ayaa isbedeshay

 

shalay Markii Aan gaadhay Goolad Koda yareayaa waxa idhaygu qabteen jidkii oo si xooga looga shaqeeyay iyo Waliba godadkii xoog u waaweynaa oo la buuxiyay iyo baabuurtii iga Horaysay oo gaadhi keliyi aanu Haadkiisa ka weecanaynin oo si xawaare ah u socdaan .markii Aan Cabaar Socday ee God kaliya baabuurki ku dhici waaway ee gaadhi kaliya oo Haadkiisi ka soo baxaya Aan waayay .Ayaa Aniguna Qaatay Go,aan Ah inaan gaadhiga ku wado xawaarihii Aan ku soo waday Berbera ilaa Macaneeya "

waxa kaleoo xusid mudan Una Baahan in la sheego.Halkii shilalaka ugu badan ka dhici jireen ee Hargaysa duleedkeda ahayd ee booyadaha biyaha ka soo dhaamiyaDararwayneilaa inta ay markayaan jidka loo yaqaanBurcada .laamidi hor marta miyi iyo magaalo intaasi oo laamaydu ka ahayd jidka ugu godka iyo shilka badan baabuurtan loo wadijiray si degan oo ah gaadhiga kaa daneeya iyo ka kaa horeeya inaad si feejigan isaga eegto madaama mid waliba ka soo weecanayo god ayaa shalay waxa uu ahaa jidkaasi mid sidii ka bedelan oo gaadhi waliba haadkiisa haystay gaadhigu dhinaca uu doona hawsocdee xawli fiican loo kaxay karayay

 

sidaasina waxa la odhan karaa waxa ku yaraankara shilalkii badnaa ee halkaasi ka dhici jiray iyadoo wixii qadarka alle ah cidina baajin Karin Jidkaasi dayac tirka lagu sameeyay ayaa waxa lagu qiyaasi karaa 170 km berbera iyo Hargaysi isu jiraan kala badh ahaan inuu jidku burbur sanaaiminkana wasaarada jidadka iyo gaa,iidkuku guulaystay inay dayac tirto

, Mudo ku dhow laba laba bilood iyo badh wasaarada jidadka iyo gaa,iidku ay jirtay waxay ku guulaystay inay jidkaasi dayac tir balaadhan ku samayso . waxa kale shaqo xoog ah ka socotay buundada Cabaad weyne ee roobabkii sanadihii hore dayay dalka burburiyeen .waxaana waxaana qiyaasi karaa in wax qabadka 100 cisho hore ee xukumada madaxwayne muuse biixi soo badhisayso kaalin fiican ay ka gali karto wasaarada jidadka iyo gaa,iidku

 

Saxafi Mubaarig Nirig

Saaxil181@gamil.com

0634440181




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured