Maamulaha guud ee DP World oo Aflaagado kula kacay Dalka Jabuuti, Abuurka Alla Faro-geliyey.."Dadka Reer Jabuuti Waxaanu ka Dhignay 'Bashar'Balse Waxaanu ku Celin Waxay Ahaayeen"Sultan Axmed Bin Selayem,

DUBAI (Xogreebnews.net) Maareeyaha guud Ee dekedaha Dp World Sultan Ahmed Bin Sulayem, Ayaa Ereyo Anshaxa ka Baxsay ku Weeraray Dadka Reer Jabuuti Mar Uu Waraysi Siinayay Televisionka Caalamiga ah ee Aljazeera, Kaasi Oo Uu kaga Jawaabayay Go,aankii Dawlada Jabuuti Ay ku Laashay Heshiiskii ay Kula Jirtay Shirkada Maamusha Dekedaha Ee Dp World. Hadalkan ka Soo Yeedhay Maamulaha Guud Dekedaha Ay Maamusho Amaba ay Gacanta ku Hayso Shirkada Dubai Port World Sultan Axmed Bin Sulayem ayaa noqonaya Mid si Dhow Usaamaynaya Bulshada Reer Jabuuti iyo kuwa Somaliland oo Wadagaa Mid Dhaqan Dhaqaale , Hayb Iyo dabcan Wadaganaanshaha Labada Dal "Dadka Reer Jabuuti Waxaanu ka Dhignay "Bashar”,Balse Waxaanu ku Celin Waxay Ahaayeen”Suldaan Axmed Bin Selayem Leave a comment |
|