Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Barnaamijka Diwaangelinta Iyo Madaxtaabashadda Shaqaalaha Ka Bilawday Gabiley Iyo Bali-Gubadle

0
Monday February 26, 2018 - 01:48:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1204
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Barnaamijka Diwaangelinta Iyo Madaxtaabashadda Shaqaalaha Ka Bilawday Gabiley Iyo Bali-Gubadle

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Barnaamijka Diwaangelinta Iyo Madaxtaabashadda Shaqaalaha Ka Bilawday Gabiley Iyo Bali-Gubadle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland Oo Barnaamijka Diwaangelinta Iyo Madaxtaabashadda Shaqaalaha Ka Bilawday Gabiley Iyo Bali-Gubadle

Gabiley(Xogreebnews)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland, ayaa ka bilawday Barnaamijka Diwaangelinta ee Madax taabashadda iyo Tirinta Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda Somaliland ee ka hawlgala magaalooyinka Bali-Gubadle iyo Gabiley.

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle, ayaa faahfaahin ka bixiyey hawlgalka ay ka bilaabeen magaalooyinka Gabiley iyo Bali-Gubadle ee Barnaamijkii mudada Bisha ka badan ay Hay’addiisu gacanta ku haysay ee Madax taabashadda iyo Tirinta Shaqaalaha kala duwan ee Dawladda Somaliland oo haatan u gudbay aanay ka bilaabeen meelo ka baxsan Caasimadda Hargeysa oo in mudo ah ku qaadatay inay duwaan geliyaaan shaqaalaha dawladda xoogan ee Caasimadda ku sugan, waxaana guddoomiye sharmarke Geelle uu faahfaahintiisa ku yidhi.


Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland, ayaa maanta diiwaangelinta Shaqaalaha Dawaldda ka bilowday shaqaalaha ku suggan Gabiley iyo Balligubadle.
- Iyadoo mudooyinkii u dambeeyey hay’adda shaqaalaha dawladdu ku gudo jirtay diiwaangelinta shaqaalaha dawladda si loo tayeeyo ayaa waxa ay maanta si rasmi ah uga bilaabeen hawlahoodii shaqo magaalooyinka Gabiley iyo Balligubadle.
- Inta diiwaangelintan socoto ayaa la hubin doonnaa tirada shaqaalaha dawladda, waxay ay tebayaan iyo meesha ay ku tamar badan yihiin si qorshe qaran looga yeesho.
- Waxaa kaabiga soo saaran;
= Shaqo abuur
= Shaqaale tayo le,
= Siyaasado dhaqa shaqaalaha dawladda iyo
= Inta gabowday oo si gobonimo loo sagootiyo.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured