SHIRKADDA DAHABSHIIL OO BIILOWDAY DEEGAAMYTI DHUL AYKA IIBSATAY DEEGAANKA BUURTA BARQOSAN LAFARUUG

0
Saturday June 01, 2013 - 19:34:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1173
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SHIRKADDA DAHABSHIIL OO BIILOWDAY DEEGAAMYTI DHUL AYKA IIBSATAY DEEGAANKA BUURTA BARQOSAN LAFARUUG

    waxaa maalinba maalinta ka danbaysa soo shacbaxaya qaabka deegamaytui oo hadba meel isku lafo roogaya,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaa maalinba maalinta ka danbaysa soo shacbaxaya qaabka deegamaytui oo hadba meel isku lafo roogaya, SHIRKADDA DAHABSHIIL OO BIILOWDAY DEEGAAMYTI DHUL AYKA IIBSATAY DEEGAANKA BUURTA BARQOSAN LAFARUUG
waxaa maalinba maalinta ka danbaysa soo shacbaxaya qaabka deegamaytui oo hadba meel isku lafo roogaya,amniga cabdilaahi abokor cusmaan ayaa warar naga soo gaadhaya deegaanka degmada mandheera gaar ahaan tuulooyinka lafaruug iyo abdaal ayaa sheegaya in wasiir ku xigeenka iyo koox koox tiro yar ay mulkiilaha shirkada dahabshiil ka iibiyeen buurta barqosan ee dhaxeysa tuulooyinka lafaruug iyo sheekh abadaalBuurta Barqosan ayaa ah meel buur aad u balaadhan waxeyna xidhiisdhisaa tuulooyinka abdaal iyo laforuug ilaa mandheera buurtu wey xidhiidhsantahey waana buur xoolo daaqeen ahna meel sarac fiican oo xoolaha jiilaalka iyo wakhtiga abaarta ay xoolaha usoo hayaamiyaanHaddaba warkan oo anu kala xidhiidhney ayey noo xaqiiyeen dadka deegaanka degmada mandheera waxeyna noo sheeg in ay ku shuraakoobeen wasiir ku xigeenka amniga cabdilaahi abokor osman iyo mareeyaha dekeda berbera labada masuul ayaa ku caan baxey guul wadeynta dawlada siilaanyo walibana aad ugu jajaban ganacsadaha dahabshiilMar aanu isku deyney inaanu wax ka weydiino maayorka degmada mandheera yaasiin dhamac ayaaney noo suuro galin telephone-kiisa gacanta oo xidhnaa awgeedSanadkii 2012-ka ayey aheyd markii mulkiilaha shirkada ganacsade Maxmed Siciid Ducaale(Dahabshiil)uu ku wareejiyey sees buuro ka mid ah buuraha sibidhka oo ku yaala meel aan ka fogeyn magaalada berbera arintaas oo guud ahaan ka dhalisey gobolka saaxil xiisad cirka isku shareertey ayaa keentey in dad gadoodsan ay ku qamaaman buurta sidoo kale waxa isna xusuus mudan mayor cabdale maxamed carab oo mayor ka ahaa magaalada berbera uu amar ku bixiyey in la baabiiyo seeskaasBerbera/Office xogreebnews.com



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured