Guddoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Eeddihii Ugu Cuslaa Ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi, kuna Tilmaamay Qabiileyste.

0
Saturday February 24, 2018 - 21:38:51 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1367
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Eeddihii Ugu Cuslaa Ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi, kuna Tilmaamay Qabiileyste.

    Guddoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Eeddihii Ugu Cuslaa Ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi, kuna Tilmaamay Qabiileyste.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Eeddihii Ugu Cuslaa Ku Ganay Madaxweyne Muuse Biixi, kuna Tilmaamay Qabiileyste. Hargeysa-(Xogreebnews)-Guddoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ku sugan dalka ingiriiska ayaa waxaa uu eedihii ugu cuslaa u jeediyey xukuumada madaxweyne Muuse Biixi.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa sheegay in aaney Somaliland doorasho xor iyo xalaal ahi ka dhicin , isla markaana waxa uu sheegay in dalka been lagu maamulaayo.

Guddoomiyiha ku meel gaadhka ah ee xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa sheegey in aan la aqbali karin waxyaabaha iyo  beenta ay xukuumadda Haatan ku dhaqeyso dalka maanta.


 


 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured