Qaybaha Bulshada Somaliland oo Si Weyn Ugu Hambalyeysay Madaxweyne Muuse Biixi Xilka u Magacaabay Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Aqoonyahan Maxamed Cali Bile

0
Friday February 23, 2018 - 03:19:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1552
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaybaha Bulshada Somaliland oo Si Weyn Ugu Hambalyeysay Madaxweyne Muuse Biixi Xilka u Magacaabay Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Aqoonyahan Maxamed Cali Bile

    Qaybaha Bulshada Somaliland oo Si Weyn Ugu Hambalyeysay Madaxweyne Muuse Biixi Xilka u Magacaabay Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Aqoonyahan Maxamed Cali Bile

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaybaha Bulshada Somaliland oo Si Weyn Ugu Hambalyeysay Madaxweyne Muuse Biixi Xilka u Magacaabay Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyadda Aqoonyahan Maxamed Cali Bile
Hargeysa(Xogreebnews)-Iyadoo uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi xilal u magacaabay masuuliyiin tiro badan shalay Khamiistii, ayaa Waxa dalka gudihiisa iyo dibediisa Shabakadda Caalamiga ah ee Xogreebnews.com kala soo xidhiidhaya qaybo badan oo kamid ah bulshada Somaliland.
Kuwasoo si gaar ah Madaxweynaha Somaliland ugu Hambalyeynaaya magacaabista Aqoonyahan Maxamed Cali Bile uu Magacaagay Agaasimaha Madaxtooyadda, waxanu Aqoonyahan Maxamed Cali Bile u kamid ahaa tiirarkii doorka weyn ku lahaa guushii Xisbiga Kulmiye ee Doorashadii dhacday daba-yaaqadii sannaadkii tagay 2017-kii. Bulshada ayaa sheegaysaa inuu Madaxweyne Muuse Biixi soo magacaabay shaqsi kamid ah dadka wadanka wax u qaban kara, isla markaana aqoonta uu leeyahay waxku sixi kara, sidoo kalena leh aragti qaranimo oo sal balaadhan.
Aqoonyahan maxamed Cali Bile iyo xubno kale oo labeenta aqoonyahanka Wadanka ahi, waxay kamid ahayeen dadkii La rajaynaayey inay kasoo muuqan doonaan golihii Wasiirada Xukuumada, hase-yeeshee taasi may dhicin, haddana yeelkeedé waxay shacabku aaminsan yihiin inuu aqoonyahan Maxamed Cali Bile yahay shaqsi hanan kara, iyaddoo shacabka Hambalyadiisa nasoo gaadhsiiyey Ilahay uga baryayaan inuu ku asturo xilkaas loo igmaday ee qaranka u qabtay.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured