Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

0
Friday February 23, 2018 - 03:16:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2501
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

    Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi oo Xil u Magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilaanyo.
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xil Gudoomiyenimo u magacaabay Wiil uu Sodog u yahay Saaxibkii Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), kaasoo Kamid ahaa Masuuliyiintii uu magacaabay Madaxweynuhuu Shalay Khamiistii.
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa Wiilka Madaxweynihii hore Sodoga u ahaa, isla markaana qaba Gabadha labaad ee u dhalay Axmed Siilaanyo u magacaabay inuu noqdo Guddoomiyaha Hay'adda Dhawrista Tayada.
Wiilkan Ex. Madaxweyne Siilaanyo sodogga u yahay, ayaa sida La sheegay waxa magacaabistiisa timi, codsi sida La sheegay uu qoyskii hore ee Madaxtooyada kaga dalbaday Madaxweynaha cusub inuu xilal siiyo. Wiilkan labaad ee Madaxweynihii hore Axmed Siilaanyo sodogga u yahay, ayaa lagu magacaabaa Muuse Xasan Xaaji Yuusuf.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured