Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...
Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...
Hargeysa(Xogreebnews)-Maamulka guud ee shabakada warbaahinta Xogreebnews, waxa uu Gudoomiyaha Hayadda Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle iyo Akhristayaasha iyo weliba daawadayaasha ka raali-gelinayaa War si khaldan oo madbici ah Xalay aanu Ku baahinay shabakada. Warkaas, oo ay hawladeenada Shabakada Xogreebnews si aan ka fiirsasho lahayn u daabaceen, isla markaana wax loogu dhimaayey Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Sharmarke, Kasoo la xidhiidhay Eedo Musuq-maasuq, oo aanay waxba ka jirin. Haddaba, Markii maamulka guud ee shabakaddu dib u eegis iyo daba-gal Ku sameeyey xaqiiqadiisa Warkaa, waxa oo cadaatay in aanu jirin warkaasi. Leave a comment |
|
Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...
Raali-gelin ku Socota Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Md. Sharmarke Geelle...