LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari

0
Monday February 12, 2018 - 18:20:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2086
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari

    LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

LAAMIGA KABAXA BERBERA UNA BAXA BURCO DEEGAANKEEBUU DHEX MARAA?. Cabdikhalaq Awal-bari
Waxay ahayd maalintiii shalay mar aanu WIIL lasocday shirkada shidaalka baadhaysa ee (Raasulshkeema) aanu kuwada sheekaysanay Hotel Barwaaqo Restourents waa Wiilka gaadhiga uwada mid kamida maamulyaasha Ajenebiga ah ee mashruuca wada wuxuu iwaydiiyay Su,aal isagoo igu yidhi Waar Heedhe qoladiinan CM horta maxaad usheegataan deegaanka SAAXIL waayo Ayaan idhi wuxuu idhi waxaanu anagu haynaa in WADADA UBAXADA BURCO dhanka xigta bariga ay degaan Beesha HJ halka Beesha kalena dhanka kale degto sidaas awgeed deegaanka labaadhayo SHIDAALKA  80% waxaa degta Beesha HJ markaas WHY aad isu waal-waalaysaan dee inta indiin soo hadhay uun qaata, Su,aashaas Jawaabteeda waan ka xishooday inaan si cad ugaga jawaabo oo aan idhaahdo (SANKABA MARADA KAMAAD QAADI JIRIN WAAYADAAN SIDAYE SEEFTOO GALKII LAGU CESHAAD SARA KACAYSAAYE HADII AABAHAA UU SAAJAC YAHAY SURIN UUN MAAD JOOGTID) gabaygaas oo uu tiriyay CALI JAAMAC HAABIIL wakhti hore oo rag isku dayeen inay ku murmaan deegaanka saaxil wakhtigaas berberi waxay lahayd laba dariiq/Kadib/Albaab oo qudha oo laga soo galo lagana baxo waxaana labadaas albaab ilaalin jiray laba nin midna yahay CM midna yahay Makaahiil labaduba yihiin Habar-awal.


Sidaas marka ay tahay cida sidaas odhanaysaa waa siyaasadii ama ardaydii wax kabaratay siyaasadii SIILAANYO howgu horeeyaan 5-ta xildhibaan ee kasoo baxay bariga berbera waana siyaasad hana qaaday oo ay mahadiyeen oo ay doonayaan inay hadana sii wadaan Team-kaasi hadaba Malaga yaabaaa in siyaasadaasi rumowdo oo ay sidaas ku socoto oo wixii dhanka bariga wadada Burco kaxigaa ay noqdaan Deegaan bari HAA waa laga yaabaa waayo cid kasoo waabinaysa ayaaban jirin deeee.

Si kastaba ha ahaatee arin halkaas ayuu marayaaa waxaana soo dhow sida CAYNABA in maalin dhow la yidhaahdo Berbera beri waxaa degi jiray qolo la odhan jiray CM waxaana iman doonto in maalin dhow Berebra ay ka taliso dad aan ehel & abtoona u ahayni waa hadii la waayo cid sheegata abtirsiinada berbera oo maanta baraarugta.
WABILAAHI TOWFIIQ


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured