Xaafadda badda cas ee Magaaladda Hargeysa oo laga Furay Masaajidka weyn ee Khaalid Binu Waliid oo u aas-aasay Marxuum Cabdilahi Jire…Qoyska oo dib-u-habayn balaadhan iyo dayac-tir ku sameeyey dhismaha Masaajidkan..Jasakalah Khayr

0
Saturday February 03, 2018 - 01:58:08 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2451
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaafadda badda cas ee Magaaladda Hargeysa oo laga Furay Masaajidka weyn ee Khaalid Binu Waliid oo u aas-aasay Marxuum Cabdilahi Jire…Qoyska oo dib-u-habayn balaadhan iyo dayac-tir ku sameeyey dhismaha Masaajidkan..Jasakalah Khayr

    Xaafadda badda cas ee Magaaladda Hargeysa oo laga Furay Masaajidka weyn ee Khaalid Binu Waliid oo u aas-aasay Marxuum Cabdilahi Jire…Qoyska oo dib-u-habayn balaadhan iyo dayac-tir ku sameeyey dhismaha Masaajidkan..Jasakalah Khayr

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaafadda badda cas ee Magaaladda Hargeysa oo laga Furay Masaajidka weyn ee Khaalid Binu Waliid oo u aas-aasay Marxuum Cabdilahi Jire…Qoyska oo dib-u-habayn balaadhan iyo dayac-tir ku sameeyey dhismaha Masaajidkan..Jasakalah Khayr

Hargeysa(Xogreebnews)-Xaafadda badda cas ee Magaaladda Hargeysa, ayaa si rasmiya looga furay masaajid weyn oo lagu oogi-doono salaadaha faralka ah ee ilahay inaggu adoonsaday shanta Waqti todobaadka oo idil.

Masaajidka oo muddooyinkii u dambeeyey lagu waday dib-u-dhis iyo dayactir ballaadhan, ayaa waxa loogu magac-daray Khaalid Binu-waliid, waxana Ilahay Ajar iyo xasanaad haka siiyo ee aas-aasay Baydkan Alle Marxuum Cabdilahi Jire oo ahaa, shaqsi uhlu-salaad ah oo cibbaado badan alla naxariistii jano-haka waraabiyo marxuumka.

Masaajidkan oo hadda si rasmiya Jmicayaasha loogu tukan-doono, ayaa waxa dayac-tirkiisa ka qayb-qaatay Cabdifataax Cabdilahi jire iyo qoyskaas, kuwasoo u dhamaystiray baahiyihiisa dhinac walba, hadday tahay dib-u-dhiskiisa iyo hadii ay tahay googoshiisaba Ilahay haka abaal-mariyo iyagga iyo waalidkoodaba. Waxa kaloo xusid mudan in shalay Jimcihii lagu tukaday Masaajidkan, isla markaana si rasmiya loo furay.

Muslimiin faro-badan oo degen xaafada Badda cas ee Magaaladda Hargeysa ayaa si weyn ugu farax-day dhismahan masaajidka cusub, kuwasoo markii hore jimcayaasha xooga u socon jiray masaajidada kale. Halkan hoose ka eeg masaajidka Khaalid Binu waliid oo dib-loo furay.

Image may contain: indoorImage may contain: outdoorImage may contain: outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: cloud, sky and outdoorNo automatic alt text available.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured