Daawo: Suldaan Guud Ee Beelaha Garxajis Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo.

0
Monday January 22, 2018 - 17:57:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2519
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Suldaan Guud Ee Beelaha Garxajis Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo.

    Daawo: Suldaan Guud Ee Beelaha Garxajis Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo: Suldaan Guud Ee Beelaha Garxajis Oo Sheegay Inuu Dagaalka Ceel-afweyn U Dhaxeeyo Xukuumadda Iyo Beel , Ka Shifayna Shixnada Hub Ah Oo Xukuumaddu Siisay Beesha Habar-jeclo + Suldaan Maxamed Oo Shaaciyey Inuu Garxajis Oo Dhammi Dagaalka Gelayo...
Hargeysa (Xogreebnews.com) Suldaanka Guud Ee Salaadiinta Somaliland , isla markaana ah Suldaanka Guud ee Beel-weynta Garxajis Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa markii ugu horeysay ka haddley Dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Darar weyne ee gobolka Sanaag, waxaanu sheegqay inuu Dagaalkaasi ahaa mid u dhaxeeyo Xukuumadda iyo Beel, waxaanu xusay in ay hubka bixisay Xukuumadda uu hoggaamiyo Muuse Biixi, isagoo Suldaanku Sheegay inuu Garxajis oo dhami uu Dagaalka Gelayo.
Suldaanka Guud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidaasi ku sheegay mar uu Maanta Magaalada Hargeysa uu kula haddlayey War-baahinta, waxaanu haddalkiisa ku bilaabay sidan:-'..Dagaalka kasoo cusboonaaday Darar weyne , horta meesha laba beelood kuma dagaalamayaan ee Beel iyo xukuumadda ayaa ku dagaalamaya, cida hubkan iyo rasaastan bixinaysaa ee cida kale siinaysaa waa xukuumadda lafteeda, waxaan leeyahay dagaalka hala joojiyo afmaaha, dagaalka xukuumadu haka dhex-baxdo labada beelood dan ayey ku heshiin lahayeen oo dantooda ayaa isku keenaysa, lakiin beelna xukuumaddii ha hubayso, beelna faraha halaga laabto noqon mayso,'' Ayuu yidhi Suldaanka Guud Ee Garxajis..
Ugu Dambayn Suldaanka Beel weynta Garxajis Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Sheegay inay dagaalkaa ka qayb-gelayaan Garxajis oo dhammin, isagoo Muuse Biixi ugu baaqay inuu laba mid soo galo inuu noqdo Madaxweynaha qaranka somaliland ama Madaxweynaha Jeegaanta.. '' haddii ay sidaa u dhacdo waxaanu balan-qaadayn Garxajis oo dhan iyo ay Beelaha Somaliland Qaarkood ay ku biiridoonto Dagaalka, waayo Xukuumadu Waxay waddo waanu aragnaa , Beelaha kale ee Somaliland-na wey arkaan, waxba yaan qiiqa la iskugu kaaya qarinin shalay ayaa la lahaa Jeegaan-jeegaan, am Madaxweyne Jeegaan ayaad noqon ama Madaxweyihi Somaliland ayaad noqo.'' Ayuu yidhi Suldaan Maxamed S.Cabdiqaadir



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured