SULDAAN ABSHIR MAXAMED DUCAALE OO EEDAYN KULUL U JEEDIYAY WASIIR SAMAALE AYAAN DARANA KU TILMAAMAY CASHUURTA SAA’IDKA AH EE SAARAN DAKADAHA LUGHAYA IYO SAYLAC” WAA NASIIB DARRO ANAGUNA MAANTA WAXAAN TAAGNAYN MAALINTII AY (NABIGU) IYO ASXAABTII AY LAHAYEEN ILAAHOW CUMARAYN”

0
Saturday June 01, 2013 - 07:57:30 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1301
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SULDAAN ABSHIR MAXAMED DUCAALE OO EEDAYN KULUL U JEEDIYAY WASIIR SAMAALE AYAAN DARANA KU TILMAAMAY CASHUURTA SAA’IDKA AH EE SAARAN DAKADAHA LUGHAYA IYO SAYLAC” WAA NASIIB DARRO ANAGUNA MAANTA WAXAAN TAAGNAYN MAALINTII AY (NABIGU) IYO ASXAABTII AY LAHAYEEN ILAAHOW CUMARAYN”

    BORAMA (xogreebnews.com) Suldaan Abshir Maxamed Ducaaale oo ka mid ah Salaadiinta G/awdal oo maanta shir jaraa,id uu ku qabtay guriga uu ka daganyahay Magaalda Borama ayaa faafaahin

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BORAMA (xogreebnews.com) Suldaan Abshir Maxamed Ducaaale oo ka mid ah Salaadiinta G/awdal oo maanta shir jaraa,id uu ku qabtay guriga uu ka daganyahay Magaalda Borama ayaa faafaahin SULDAAN ABSHIR MAXAMED DUCAALE OO EEDAYN KULUL U JEEDIYAY WASIIR SAMAALE AYAAN DARANA KU TILMAAMAY CASHUURTA SAA’IDKA AH EE SAARAN DAKADAHA LUGHAYA IYO SAYLAC” WAA NASIIB DARRO ANAGUNA MAANTA WAXAAN TAAGNAYN MAALINTII AY (NABIGU) IYO ASXAABTII AY LAHAYEEN ILAAHOW CUMARAYN”
BORAMA (xogreebnews.com) Suldaan Abshir Maxamed Ducaaale oo ka mid ah Salaadiinta G/awdal oo maanta shir jaraa,id uu ku qabtay guriga uu ka daganyahay Magaalda Borama ayaa faafaahin
ka bixiyay canshuurha shidalka ka soodaga Degmooyinka Lughaya iyo Saylac oo ganacsatadu cabasho xoogan ka muujiyeen canshuuraha laga qaado shidaalka ay kala soo dagaan deegaankaasi iyo qodobo kale.

Suldaanka oo arimahaasi ka hadlayaa ayaa waxa uu yidhi “shidaalka barbara waad ogtihiin oo si fudud ayaa laga soo dagaa oo qalabkeeda ayaa udhamaystiran laakiin kuwan shidaaalka lasoo dabaashaa ee waliba dubul laga canshuurayaa waa saylac iyo lughaya ee dhibtsi haysataa.”
Suldaanku wuxuu intaasi ku daray ” Madaxwynahu markuu Boorama yimid ay usheegeen arintaasi uu wasiirka maliya C/Casiis Samaale oo maalintaasi lasocday madaxwaynaha ayaan anigu hortooda kasheegay inay canshuurtu intaasi isdheertahay wuuna ka dooday wasiirku canshuurtaasi oo waxa uu yidhi waxba kama jiraan, maalintii labaad ayaan soo gaadhsiinay warqdihii oo soo hordhigay isaga iyo xirsi warqadihiina madaxwaynahaba may tusin.

Suldaan Abshir oo hadalkiisii wada ayaa yidhi “Anigu wasiir samaale waxan ku ogaa sheekh caalima oo diinta xoog uyaqaano ayaan ku ogaa maantana cadaaladii ayaa ku camal fal aan ku kari la,nahay, waar maanta oo 22 sano oo dowladbaan nahay aan lahayn ayaa waxaasina ina agyaalaan waa nasiib daro oo anaguna maanta waxaan taagnayn maalintii ay (Nabigu)iyo Asxaabtii ay lahayeen ilaahow cumarayn waa sidaas oo kaloo waxaan lahaa ilahaw ama Cali Khaliif ama Axmed Ismaaciil Samatar mid inooga hadli ayaan ku ducaysan jirnay maanta uu Axmed unoo hadlayna waad aragtaan inay cadaalo darodaasi ay agteena taalaa.
Suldaanka oo tusaale usoo qaatay gabayadii tima cade tix kamid ah oo ahayd “Culumada barkeed diintu way ku cartamayaan cabasa iyo al raxmaan ayaa sike loo cabirayaa caynaan fardood laguma karo caalin tow yidhi .”Sheekh C/casiisow Samaalow Wasiir, malaha mandaqadan Waad necebtahaye laakiin waxad ogaataa inay dadku sidaa ku dhamaanayn’
Suldaan Abshir Maxamed Ducaale oo hadalkiisii sii wday ayaa waxa uu intasi raaciyay Odayaasha dhaleeceeyay wasiirka dibudajinta xaglo toosiye .waxaan leeyahay odayadaasi waar Wasiirku waa shaqaale awoodna malaha oo waa wasiirada bilaa awooda ah wixii loo diro ayuu qabtaa wasiirku.
Waxana uu sheegay Suldanku in ay Wasiirada awooda badan ee maanta waa beel kaliya oo Beesha dhexe uunbaa leh oo waqtigii ina Riyaale ayay dhaantay oo ay isku dhaxjireen Gobol walba nin ayaa kaga jiray wasiiradaasi oo waxa kamid ahaa Cabdulaahi Mxamed Ducaale -iyo Cawil iyo ina Xaaji Daahir oo laakiin maanta wasiirada awooda badan leh ee wax la,odhankro ama waxay doonaan ku dhaqaaqi kara ee aan canaan ka yaabayn waxa leh Beel kaliya markaa hadii Saleebaan xaglo toosiye Jabuuti loo diray oo layidhi sidaa soo yeel may, ahayn inaan isaga aan wax ka sheegno ee meesha wax laga sheegayaa waan garanaynaa in la agmarona maaha waana udiyaarsanahay oo hagaag ayaan wax uga sheegi doonaa takalena waxa weeyaan nimankaa Bariga waa inalamid oo waxba ma hayaan oo waa walaaladeen oo waa nalagu dhufanayaa ee hala ilaaliyo dhabarka.
Ma aha markii ugu horysey ee cabashooyin ay ka soo yeedhaan dadka ganacsatada ah ee badeecada kala soo dega degmooyinka lughaya iyo saylac waxana xusid mudan in ay habeenkii xalay uun ahayd markii ugu danbaysay ee ay ka hadlayeen dhibaatada haysata ganacsatada taasi oo aanay wali xukuumadu dheg u dhigin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured