AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA WARFAAFINTA SOMALILAND OO LAGU EEDEEYAY INUU LUNSADAY LACAGTII WARIYAYAASHA WASAARADDA WARFAAFINTA EE LOOGU TALAGALAY XUSKA18 MAY

0
Saturday June 01, 2013 - 07:52:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1011
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA WARFAAFINTA SOMALILAND OO LAGU EEDEEYAY INUU LUNSADAY LACAGTII WARIYAYAASHA WASAARADDA WARFAAFINTA EE LOOGU TALAGALAY XUSKA18 MAY

    Hargeysa (xogreebnews.com Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta somaliland C.rashiid Jibriil

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta somaliland C.rashiid Jibriil AGAASIMAHA GUUD EE WASAARADDA WARFAAFINTA SOMALILAND OO LAGU EEDEEYAY INUU LUNSADAY LACAGTII WARIYAYAASHA WASAARADDA WARFAAFINTA EE LOOGU TALAGALAY XUSKA18 MAY

Hargeysa (xogreebnews.com Agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta somaliland C.rashiid Jibriil Yuusuf ayaa lagu eedeeyay inuu lunsaday lacagtii loogu tala galay wariyayaasha ka hawlgala wasaaradda warfaafinta somaliland
ilo u dhuundaloola arimaha wasaaradda warfaafinta somaliland ayaa baligubadlemedia u xaqiijiyay inuu agaasimuhu lunsaday lacagtii loogu tala galay wariyayaashii ka qayb qaadanayay soo tabintii xuskii 18 may, wariyayaashan oo ka kooban 19 wariye ayaa la sheegay inaanay helin lacagtii loo qoondeeyay ee masuulka looga dhigay agaasimaha guud inuu siiyo wariyayaasha

agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta somaliland ayaan isagu ahay masuul khibrad u leh shaqadan uu hayo isagoo meherad moobilada lagu hagaajiyo ku lahaa badhtamaha magaaladda hargeysa, waxaana xilkan loo magaacabay muddo dhawr bilood

wasaaradda warfaafinta somaliland ayaa maalmahan u dambeeyay uu ka jiraa musuqmaasuq baaxad leh, waxaana cabasho wayni ka soo baxaysaa guud ahaan shaqaalaha ka shaqeeya wasaaradda warfaafinta somliland oo khaati ka taagan musuqmaasuqa ka jira wasaaradda


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured