Wasiirka Duulista Shiikhsi Ku Suntan Wax-qabad Geesinimo Daadaal Iyo Hoorumar Dhamaystiiran, Waxaanu Geeya In Madaxwayne Siilaanyo Gudoonsiiyo Biilad Sharaf

0
Friday May 31, 2013 - 19:32:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1125
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista Shiikhsi Ku Suntan Wax-qabad Geesinimo Daadaal Iyo Hoorumar Dhamaystiiran, Waxaanu Geeya In Madaxwayne Siilaanyo Gudoonsiiyo Biilad Sharaf

    Waxaan caad la sarii kariin wax-qabadka wasiirka duulista iyo hawada Somaliland, waxaana jirta in muujiyaya daadal dheerad ah isla markaana anaay la qaabin masuuliinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan caad la sarii kariin wax-qabadka wasiirka duulista iyo hawada Somaliland, waxaana jirta in muujiyaya daadal dheerad ah isla markaana anaay la qaabin masuuliinta

Waxaan caad la sarii kariin wax-qabadka wasiirka duulista iyo hawada Somaliland, waxaana jirta in muujiyaya daadal dheerad ah isla markaana anaay la qaabin masuuliinta kale balse uu kali ku yahay.sido kale waxaa uu muujiiyay wax la tabaan karo, oo ay ka mid yihiin madaarada somaliland waxaana lagu tiiriya masuuliinta kasoo baxay xilkoodi fahmayna shaqadiisa. Waxaanad arkaysa

Mid qalabka madaarada caalamka lagaga hawl galo dhinaca nabadgelyada.

Terminals-ka kala duway ee madaarada dalka laga hirgeliyey waxaa loo dhamaystiray dhamaan agabyada kala duwan ee adeega shaqada socoto lagu fuliyo waana qalab casri ah oo cusub, taasoo sababtay in shaqadu si bilaa turxaan ah u marto dariiqa jira ee loogu talo galay in shaqadu ay ku wareegto.

Run-wayga madaarka Hargeisa, oo muddo 70 sano ah markii ugu horaysay dib u dhis lagu sameeyey iyadoo waqtigan xaadirka ah uu gabagabo ku dhaw yahay waxaan qirayaa in si hagar la’aan ah oo lexo-jeclo leh loo wado shaqada ka socota run wayga, haday noqoto dhinac culayska oo sidii loo rabay laagu dhamaystiray Run-wayga isla markaana uu iska caabiyi karo culays kasta oo diyaaradu leedahay leeyahayna cimri dheer taas oo aan qirayo boqolka sano ee soo socdo in aan wax isbedel ahi ku imaandoonin run-wayga hadii alle ogolaado.

Waxa intaa dheer labada run-way ee Berbera iyo Burco oo si toos ah iyagana dhismuhu uga socdo isla markaana loo dhamays tiray agab kala duwan ee madaarada loogu talo galay.

Gabogabadii dhamaan madaarada dalka waxaa u dhamays tirminalada bilaha soo socda dhamaan dhismayaasha kala duwan ee ka socda iyadoo si casri ah loo dhisay qalabka hoos yaalina yahay dhamaantii mid casri ah lana mid ah qalabka loogu tala galay madaarada caalamka. Wasiirka aya

25/7/2013 Somaliland si toos ah u sheegay maamulan doonto Hawadeeda iyo madaaradeeda, isagoo sheegay wixii xisaab hore ah ee ay Somaliland u haysay qaramada Midoobay iyo hay’adda IYATO inay kala xiisaabtami doonaan.


Sidoo kale wasiirka wasaaradda Duulista Hawada Somaliland waxa uu Amar ku bixiyay laga bilaabo bisha Juun ee sanadkan in ay Somaliland qaadan doonto Duulimaadyada Hawadeeda Dulmara iyo kuwa ka duulaya madaaradeedaba, isagoo ku wargeliyay shirkadaha Duulimaadyada in ay sidaas ula socdaan.
Waxaana uu Xukuumadda Somaliya uga digay in ay ku talaabsato go’aanka ay qaadatay ee ay ku dalbatay in hawada Somaliland ay maamulato, isagoo uga digay cawaaqib xumada ay arrintaasi ku keeni doonto wadahadaladii u socday Somaliland iyo Somaliya.
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawadu waxa uu sheegay Somaliland in ay guul daro kala kulantay mashruucii hay’adda ICAO ee ay Qaramada Midoobay u dhiibtay maamulka Hawada Somaliya, isagoo sheegay Somaliland in aanay ka soo gaadhi jirin wax muuqda dhaqaalaha ay u qaadi jireen, marka laga reebo afartameeye shaqaale ah oo mushahar laga siin jiray, isagoo ku qiyaasay lacagta sanadkii ka soo xeroon jirtay in ay gaadhaysay toban Milyan oo Doolar.
Wasiirka Duulista Shiikhsi Ku Suntan Wax-qabad Geesinimo Daadaal Iyo Hoorumar Dhamaystiiran, Waxaanu Geeya In Madaxwayne Siilaanyo Gudoonsiiyo Biilad Sharaf gabogabadii waxaa la guudboon masuuliyiinta kale in ay ku daydan masuulkan wax qabadka muujiyay,

Qallinki cabdi khadar bashiir

Email. Shabeel450@live.com

Boorama /Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured