Daawo Xogreeb Tv: Hay'adda CCBRS, oo Kaashanaysaa UNHCR oo Deeq Daawooyin iyo Agab kala Duwan Isaggu Jirta gaadhsiisay Dhakhtarka Berbera iyo Qaxoontiga kasoo Cararaay Colaada Yemen ee ku Sugan Berbera

0
Wednesday January 10, 2018 - 03:45:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1520
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Hay'adda CCBRS, oo Kaashanaysaa UNHCR oo Deeq Daawooyin iyo Agab kala Duwan Isaggu Jirta gaadhsiisay Dhakhtarka Berbera iyo Qaxoontiga kasoo Cararaay Colaada Yemen ee ku Sugan Berbera

    Daawo Xogreeb Tv: Hay'adda CCBRS, oo Kaashanaysaa UNHCR oo Deeq Daawooyin iyo Agab kala Duwan Isaggu Jirta gaadhsiisay Dhakhtarka Berbera iyo Qaxoontiga kasoo Cararaay Colaada Yemen ee ku Sugan Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Hay'adda CCBRS, oo Kaashanaysaa UNHCR oo Deeq Daawooyin iyo Agab kala Duwan Isaggu Jirta gaadhsiisay Dhakhtarka Berbera iyo Qaxoontiga kasoo Cararaay Colaada Yemen ee ku Sugan Berbera

Berbera(Xogreebnews)-Ururka CCBRS oo ka shaqeeya gargaarka Bini-aadanimada, ayaa caawi-mooyin kala duwan gaadhsiiyey Cisbitaalka Magaaladda Berbera iyo sidoo kale, qaxoontiga ku sugan degmadaas ee kasoo qaxay dalka Somaliland la jaarka ah ee colaaddu ka socdaan Yemen.

Hay’addan deeqo kala duwan oo daruuriya waxa ay Isniintii todobaadkan gaadhsiisay Cisbitaalka Magaaladda Berbera, waxana kamid ahaa deeqda ay gudoonsiiyeen Dhakhtarka Daawooyin, Furaashyo Bukaanka iyo Bustayaal iyo sidoo kale qalab lagula tacaalo bukaanka Cisbitaalka yaala. Agaasimaha NGO-ga CCBRS, oo la shaqeeya Hay’adda UNHCR Mr. Caydaruus Ibraahin Khaliif, ayaa tilmaamay in gargaar bini-aadanimo u fidin doonaan qaxoontiga ku sugan Berbera ee kasoo qaxay dalka Yemen iyo sidoo kale Bukaanka ka dhakhtarka yaala.

Waxa kaloo deeqda ay NGO-ga CCBRS gaadhsiiyeen Magaaladda Berbera goobjoog ka ahaa Badhasaabka Gobolka Saaxil iyo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland, kuwasoo si weyn ugu mahad-naqay deeqda NGO-ga CCBRS oo hoosyimaada UNHCR soo gaadhsiisay aqoontiga iyo sidoo kale dhakhtarka Magaaladda oo baahi-weyn u qabay, kuwasoo ugu mahad-naqay Agaasime Caydaruus Ibraahin Khaliif, halkan hoose ka daawo Sawiirada iyo Muuqaalka Warkaa.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured