XULKA GOBOLKA SANAAG OO SOO GAADHAY HARGEYSA IYO SOO DHAWAYN WACAN OO LOO SAMEEYAY

0
Friday May 31, 2013 - 18:57:24 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1069
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XULKA GOBOLKA SANAAG OO SOO GAADHAY HARGEYSA IYO SOO DHAWAYN WACAN OO LOO SAMEEYAY

    Hargeysa (xogreebnews.com-Waxa si isdaba jog ah ugu soo qul qulaya magaaladda hargeysa dhamaan goboladda Somaliland ee ka qayb galaya tartanka koobka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-Waxa si isdaba jog ah ugu soo qul qulaya magaaladda hargeysa dhamaan goboladda Somaliland ee ka qayb galaya tartanka koobka
XULKA GOBOLKA SANAAG OO SOO GAADHAY HARGEYSA IYO SOO DHAWAYN WACAN OO LOO SAMEEYAY
Hargeysa (xogreebnews.com-Waxa si isdaba jog ah ugu soo qul qulaya magaaladda hargeysa dhamaan goboladda Somaliland ee ka qayb galaya tartanka koobka goboladda Somaliland
Hadaba Xulka Ciyaaraha Gobolka sanaag ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhoweeyay caasimada somaliland ee Hargeysa.Soo dhoweynta ayaa ahayd mid aan loo kala hadhin haday tahay masuuliyiinta Dawladda ku jira,Madax dhaqameedka,Dhalinyarada,Haweenka iyo Qaybaha kala duwan ee Warbaahinta.Qaabilaada ayaa ka dhacday tuulada Haleeya ee Bariga Hargeysa.Xulka ayaa waxa socdaalkooda ku wehelinayay qaar kamida masuuliyinta gobolkaasi

Waxa iyaguna habeenkii xalay ahayd soo gaadhay hargeysa goboladda saraar, togdheer iyo sool
koobka goboladda somaliland ayaa isagu garoonka hargeysa stadium ka bilaabmaya maalinta axada ee fooda inaguu soo haysa



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured