XULKA GOBOLKA SARAAR OO SOO GAADHAY CAASIMADDA HARGEYSA IYO MAAYARKA IYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA SARAAR OO KA MUQUURTAY INAY SOO DHAWEEYAAN XULKA GOBOLKOODA IYAGOO HARGEYSA KU SUGAN

0
Friday May 31, 2013 - 18:55:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1128
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XULKA GOBOLKA SARAAR OO SOO GAADHAY CAASIMADDA HARGEYSA IYO MAAYARKA IYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA SARAAR OO KA MUQUURTAY INAY SOO DHAWEEYAAN XULKA GOBOLKOODA IYAGOO HARGEYSA KU SUGAN

    Hargeysa (xogreebnews.com- -Xulka Gobolka Saraar oo Maalintii shalay kasoo Ambabaxay Magaaladda Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar oo xalay Fiidkii soo gaadhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com- -Xulka Gobolka Saraar oo Maalintii shalay kasoo Ambabaxay Magaaladda Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar oo xalay Fiidkii soo gaadhay Hargeysa (xogreebnews.com- -Xulka Gobolka Saraar oo Maalintii shalay kasoo Ambabaxay Magaaladda Caynaba ee Xarunta Gobolka Saraar oo xalay Fiidkii soo gaadhay Magaaladda Hargeysa ee Caasimadda somaliland ayaa Markaliyasi Qarqaba Qarbo ah loogu Baxay soo Dhaweyntooda iyaddoo Magaaladda Hargeysanna ay Ku sugnaayeen Badhasaabka Gobolka saraar ,Maayirka Magaaladda Caynaba iyo Masuuliinkale kuwaasi oo isagu Jiray Xildhibaaano iyo Madaxkale kuwaasi oo Hoganayay Magaaladda Hargeysa .

Soo dhaweynta Ciyaaryahanna Ka qayb Galaya Koobka Goboladda ee Gobolka saraar waxaa Ku Kaliyaystay Qaarka mid ah Ganacsatadda Gobolka oo uu Hormuud u ahaa Maxamed Xaaji Faarax iyo Wasiirka Duulista Hawadda Maxamud Xaashi Cabdi oo si Lama Filaan ah ula Kulmay Xulka Gobolka Saraar oo si Habqan ah Lagu soo Dhaweeyay Hotel Kaah.

Geesta kalenna waxaa Isla Xalay Magaaladda Hargaysa Lagu soo dhaweeyay Xulalka Goboladda Togdheer iyo Sool kuwaasi oo shalay kasoo Ambabaxay Guryahoodii .
Guddoomiyaha Gobolka Saraar ayaa isugu Wakhti dambe oo Galabtii ah u Ambabaxay Magaaladda Gabiley
.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured