BAAQ : ! QOFKII QARANIMADA SOMALILAND QIIMEYNAAYOW WAXAA KUGU WAAJIBA INAAD KU MUDAHARAADO SIILAANYO IYO XUKUUMADIISA LAGANA TUURAA XUKUNKA OO MAXKAMADNA LAGU SOO OOGAA

0
Friday May 31, 2013 - 08:08:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1003
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    BAAQ : ! QOFKII QARANIMADA SOMALILAND QIIMEYNAAYOW WAXAA KUGU WAAJIBA INAAD KU MUDAHARAADO SIILAANYO IYO XUKUUMADIISA LAGANA TUURAA XUKUNKA OO MAXKAMADNA LAGU SOO OOGAA

    xogreebnews.com -Dhamaan bulsha weynta reer somaliland waxa jira ay wado xukuumadan siilaanyo waa mid cad oo ay kuu cadeeyeen taasi oo ay daaha kaaga qaadey shirkii 28

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xogreebnews.com -Dhamaan bulsha weynta reer somaliland waxa jira ay wado xukuumadan siilaanyo waa mid cad oo ay kuu cadeeyeen taasi oo ay daaha kaaga qaadey shirkii 28
BAAQ : ! QOFKII QARANIMADA SOMALILAND QIIMEYNAAYOW WAXAA KUGU WAAJIBA INAAD KU MUDAHARAADO SIILAANYO IYO XUKUUMADIISA LAGANA TUURAA XUKUNKA OO MAXKAMADNA LAGU SOO OOGAA

xogreebnews.com -Dhamaan bulsha weynta reer somaliland waxa jira ay wado xukuumadan siilaanyo waa mid cad oo ay kuu cadeeyeen taasi oo ay daaha kaaga qaadey shirkii 28/29/may/2013 ay kaga qeyb gashey dalka kiiniya oo ay xisaab saneyd maamul goboleed waxaaney fulinayaan saxeexii heshiiskii mareykanka ay la soo galeen 2009 siilaanyo oo mucaarid ahaa sababta uu usaxeexeyna waxay aheyd inuu mar uun kursiga ku fadhiisto waxaana wehelinaayey yarkan beenta badan ee maxamed c/laahi oo isna loogu balanqaadey inuu yarka geeska africa wax laga weyndiindoono in loogu balan qaadey waana maalintii aad qaadatey darajada maamul goboleed markaa muwaadin toos waa lagu iibsadey ee toos .




April/1988 Waa markii siilaanyo cadowgii siyaad bare usaxeexey in ay isdhiibaan oo la laayo markhaatiyadii waa joogaan waaney noolyiin iyo ragii maalintaa ka diidey ee uu isna ubaxsadey magaalada london maantana waa maalintii .



Waxaan filayaa inbadan waxaanu islaheyn heysbartaan shacbiga iyo Siilaanyee inaad maanta isbarateen waa kaa maanta Siilaanyo shacbiga himiladiisa burburinaaya waa nin isku daya inuu shacbiga jeediyo , waxaanu sidey arimahani usuurto galaan sameeyey markuu arkey inay shacbigu dareen qaateen inuu iska dhigo nin aan ka fog midnimada somaliya isagoo mudo 4 cisho ah ku sameeyey wada hormarta madaxtooyada markaa afar cisho xuskii lagu diyaariyey danta laga lahaana waxay aheyd in jiho kale laguu jiheeyo balse waxa jira muwaadiniin foojigan oo talaabooyinkooda lasocota xukuunaduna iska ilaaliso.

Guntii iyo gaba gabadii way cadeysteen xukuumadani inbadana waa leydiin sheegey ujeedadooda in ay midnimo u hanqaltaagayaan majiro golihii baarlamaanka ee kaa wakiilka ahaa oo laaluush bay qaataan majiraan gole guurti oo kaba sii daran waxaana shacbiga somaliland gudo iyo dibadba inala gudboon inay abaabulno mudaharaad aynu kala hortagno xukuumadan iyo siilaanyo si aynu umuujino inaanu siyaasi danlihi qarankan jiheynkarin qaranimaduna shacbiga ka go’antey .

MAANTA WAA WAAJIB INEYNU MUDAHARAAD SAMEYNAA GUDO IYO DIBADBA .
xigasho rasmi medai



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured