XASAN CIISE OO SHEEGAY INAY SOCOTO DACWADII MAXKAMADDA LAGU SOO TAAGAYAY SIILAANYO ISAGOO XUKUUMADDA SOMALILAND KU CAMBAAREEYAY SHIRKII MAALGASHIGA SOMALIYA EE AY KA QAYB GASHAY

0
Friday May 31, 2013 - 07:52:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XASAN CIISE OO SHEEGAY INAY SOCOTO DACWADII MAXKAMADDA LAGU SOO TAAGAYAY SIILAANYO ISAGOO XUKUUMADDA SOMALILAND KU CAMBAAREEYAY SHIRKII MAALGASHIGA SOMALIYA EE AY KA QAYB GASHAY

    Hargeysa (xogreebnews.com-— Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa (xogreebnews.com-— Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac XASAN CIISE OO SHEEGAY INAY SOCOTO DACWADII MAXKAMADDA LAGU SOO TAAGAYAY SIILAANYO ISAGOO XUKUUMADDA SOMALILAND KU CAMBAAREEYAY SHIRKII MAALGASHIGA SOMALIYA EE AY KA QAYB GASHAY


Hargeysa (xogreebnews.com-— Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Xaqsoor Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horeysay tan intii ay wada hadaladdu u bilawdeen xukuumadda iyo urur Siyaasadeedkooda shaaca ka qaaday in ay u socoto maxkamad ka dhan ah xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay ku eedeeyeen in ay wax is-daba marin balaadhan ku sameeyeen Doorashooyinkii dalka ka dhacay sanadkii hore dabayaaqadiisii Waxa uu xusay in aanay is-diidayn Maxkamadaas iyo wada hadaladda u socdaa, isla markaana ay ka gun gaadhi doonaan halka ay ku dambayso.

Waxa uu waxa laga xumaado ku tilmaamay dhawaaqa ka soo yeedhay Madaxweynaha Dalka Somalia, balse waxa uu nasiib daro ku sifeeyay in Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay ka gaabsato in ay ka jawaabto hadalkaasi.
Sidoo kale waxa uu wax lala yaabo ku tilmaamay ka qayb galka Somaliland ee shir lagaga hadlayay dib u dhiska iyo maal-gashiga Dalka Somalia oo ay Somaliland kaga qayb gashay Magaaladda Nairobi.
xogreebnews.com-


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured